Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka oo gaaray Baladweyn “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka oo gaaray Baladweyn “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte  iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan si ay dadka gobolkaas ay uga wacyi galiyaan Saamaynta Fatahaadda wabiga Shabeelle ka dhalankarta.

Safarka Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Waxaa ku wehliya Wasiirro, Xildhibaanno, Qubaro ku xeeldheer Arrimaha  dabaylaha laga baqayo inay gobolkaas ku dhuftaan iyo Mas’uuliyiin kale,iyagoo kormeeri doona wafdiga Goobaha laga baqdin qabo inuu ka fataho wabiga shabeelle.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Maxamed Cumar Carte Khaalib iyo Wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baladweyn Ee xarunta Gobolka Hiiraan isagoo mid mid u gacan qaaday dadkii soo dhaweeyay.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka  Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in u jeedka Safarkaan uu yahay in dadka gobolka Hiiraan laga wacyi geliyo Saamaynta ka dhalan karta dabaylo laga baqayo inay ku dhuftaan qaybo ka mid ah gobolkaas.

10406692_987848417940201_8547324190276764401_n 11219335_987848244606885_7137783185828978715_n 11220056_987847461273630_1836604864132944423_n 11220079_987848294606880_4899649884670062776_n 12046739_987847494606960_2378780984945979649_n 12189878_987848324606877_5257128012356419298_n 12190918_987847377940305_3895683217068669560_n

Previous Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Shir looga hadlayo Horumarinta Waxbarashada Soomaaliya oo ka Dhicidoona Kuwait

Next Post
Shir looga hadlayo Horumarinta Waxbarashada Soomaaliya oo ka Dhicidoona Kuwait

Shir looga hadlayo Horumarinta Waxbarashada Soomaaliya oo ka Dhicidoona Kuwait

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In