Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya iyo Madaxweynaha Rwanda oo ka wada hadlay xaaladda gobolka Tigreega

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya iyo Madaxweynaha Rwanda oo ka wada hadlay xaaladda gobolka Tigreega
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonne ayaa saakay maagalada Kigali ee xarunta Rwanda kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Paul Kagame.

Waxa ay ka wada hadleen xaaladda gobalka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya halkaas oo dagaal socda 15 cisho uu ku dhaxmarayo ciiidanka dowladda iyo kuwa is-maaulka Tigreega.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Madaxweyne Kagame ayaa muujiyay sida loogu baahan yahay in nabadda iyo xasiloonida la soo celiyo oo xiisada la qaboojiyo.

Demeke Mekonne  ayaa sheegay in kooxda TPLF ay ku xadgudbeen dastuurka Itoobiya, iyaga oo doorasho aan sharci ahayn qabsaday.

Wuxuu tilmaamay in ay dalka ka abuureen colaad iyo rabashado islamarkaana ay shaki galiyeen sharciyada dowlada dhexe kadib markii ay weerareen taliska waqooyi ee ciidanka Itoobiya .

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya ayaa wada dadaal uu madaxda Afrika ku qancinayo in waxa ka socda Itoobiya ay yihiin howlgal sharciga lagu soo celinayo.

Wuxuu horay u booqday waddamada Kenya iyo Uganda halkaas oo uu kula kulmay madaxda hogaamisa.

Previous Post

Age is no bar to the passing the bar

Next Post

Daawo: Xafladda Mahadnaqa Qorayaasha iyo daahfurka Aaladeynta Manhajka Qaranka

Next Post
Daawo: Xafladda Mahadnaqa Qorayaasha iyo daahfurka Aaladeynta Manhajka Qaranka

Daawo: Xafladda Mahadnaqa Qorayaasha iyo daahfurka Aaladeynta Manhajka Qaranka

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In