Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

carte

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo howlo shaqo u jooga dalka Denmark ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadankaaasi.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026

Kulan ayaa looga hadley doorashada Soomaaliya sanadkan 2016-ka, doorka Jaaliyadda Soomaaliyeed ay ka qaadan karto horumarka dalka iyo arrimo kale.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo kulanka Jaaliyadda hadal kooban ka jeediyay ayaa ugu horeyn uga warbixiyay xaaladda siyaasaddeed, tan Nabadgelyo iyo horumarka ka jirta dalka, waxaana uu Jaaliyadda ugu baaqay inay u istaagaan ka qeyb qaadashada dib u dhiska iyo horumarka dalkoodaa.

“Soomaaliya waxa ay ku talaabsatay horumar dhinac kasta leh, waxaana ku rajo weynahay in iyada oo ay dhisanyihiin hay’adihii dowladda ay dalka ka dhacdo doorasho dadban”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka.

Previous Post

Guddoomiyaha Shabeelaha dhexe oo daah furay mashaariic dib u dhiska Jowhar+SAWIRRO

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Denmark “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Denmark “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Denmark “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In