Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare ku xiggeenka XFS oo daahfuray Munaasabadda dejinta siyaasadda Qaran ee cayaaraha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare ku xiggeenka XFS oo daahfuray Munaasabadda dejinta siyaasadda Qaran ee cayaaraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisal wasaare ku xiggeenka dalka Mudane Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa maanta daahfuray munaasabadda dajinta siyaasadda Qaran ee horuimarinta cayaaraha iyo dardargalinta qorsha hawleedka sanadkan 2018-da.

Daahfurka dajinta siyaasada qaran ee ciyaaraha dalka oo ay soo agaasintay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ay kasoo qeyb galeen wakiilo ka socda dowladda goboleedyadda dalka, gobolka Banaadir iyo bahda Sportiga, ayaa loogu talo galay in lagu xoojiyo hormarinta dhalinyaradda ciyaaraha wasiiradda, waxaana daah furay ra’iisul Wasaare ku xiggeenka dalka ahna ku simaha  ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane  Mahdi Maxamed Guleed.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaliya Marwo khadiijo Maxamed diiriye, ayaa sheegtay in dowlad goboleedyadda dalka ay isku aragti ka yihiin hirgelinta Siyaasada Qaran oo ku aadan hormarinta dhalinyaradda iyo ciyaaraha.
Ra’iisul Wasaare ku xiggeenka dalka Mudane Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa
waxa uu sheegay in dowladda ay ahmiyad weyn siineyso hormarinta dhalinyaradda, dowladanu sanadankaan 2018 ay leedahay qorsha howleed ku aadan dhalinyaradda.
Dowladda Federaalka ah ee  Soomaaliya ayaa talaabooyin u qaaday dhinaca horumarinta cayaaraha, iyaddoo muddo dheer ka dib la soo celiyey ciyaarihii goboladda oo haatan xulalka dowlad goboladeedyada ku loolamaan sanad kasta.

Previous Post

Qeybta Labaad Maxaabiis laga soo daayay Xabsiyada Liibiya oo Muqdisho soo gaaray

Next Post

Wasiirka Amniga gudaha XFS oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Urdun “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Amniga gudaha XFS oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Urdun “Sawirro”

Wasiirka Amniga gudaha XFS oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Urdun “Sawirro”

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In