Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisulwasaare Cumar” waxaa Imaandoona Muqdisho Madaxda Jubbaland”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey socdaal gaaban uu ku tagay Magaalada Kismaayo halkaas uu kulamo kula soo yeeshay Madaxda Maamulka KMG ah ee Jubbaland.

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in madaxda maamulka jubbaland uu kala soo hadlay sidii dib loogu soo celin lahaa kalsoonidii Dowladda dhexe kala dhexaysay maamulkaas, madaama uu soo kala dhexgalay Khilaaf ku aadan Go’aan ka qaadashadii Barlamanka Soomaaliya Dhismaha Golaha wakiillada Jubbaland.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Sida aad la socotaan waxaa jiray  xoogaa yar oo buuq ah oo dhalisay Arrimihii Barlamaanka ee muushinkii iyo sida ay u arkeen maamulka jubba, waxaan Arrimahaas kala soo hadalnay madaxda,  sidii kalsoonidii dib loogu soo celin lahaa, waxaan ku casuunnay inay halkaan yimaadaan si arrimahaas xalwaara looga gaaro ” Ayuu yiri Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid.

Previous Post

Madaxweynaha Ciraaq oo waraaqaha safiirnimo ka gudoomay safiirka Soomaaliya {SAWIRRO}

Next Post

Guddoomiye Muungaab ” Wey mahadsanyihiin Injineeradii ka qayb qaatay dhismaha Aqalka Dowladda Hoose

Next Post
Gen Muungaaab”Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka Gobolka ayaa iska kaashanaya Nadaafada”

Guddoomiye Muungaab " Wey mahadsanyihiin Injineeradii ka qayb qaatay dhismaha Aqalka Dowladda Hoose

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In