Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka oo Xariga ka jaaray Dhowr Xarumo Dowladeed oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka oo Xariga ka jaaray Dhowr Xarumo Dowladeed oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raisulwasaare ku-xigeenka Dalka ahna kusimaha Ra’iisulwasaaraha Mudamne Mahdi Maxamed Guled qadar ayaa Maanta Xariga ka Jaray dhowr Mashaariic uu Maamulka Gobolka ka hirgaliyay Magaalada Muqdisho.

Xarumaha Xariga laga jaray waxaa ka mid ah Wasaaraddaha Ganacsiga iyo Boostada iyo isgaarssinta ,Degmooyinka Xamar Jajab iyo Yaaqshiid ,iyo wadooyin ay dowladuu dib udhis ku sameysay kuwaasi oo ay ka ah dhowr mashaariic oo ay dowladda Soomaaliya ugu talagashay xuska maalmaha Xorriyadda .

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Qadar waxaa ku wehlinayay Guddiga todobaadka Xorriyadda oo ay ka yihiin Wasiiro ,Xildhibaano ka tirsan Dowladda Soomaaliyeed ,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Cumar Maxamed Maxamed Cumar (Filish) iyo Guddomiye ku xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir.

Dowladda Soomaaliya ayaa sanadkaan dabaal dega Todobaadka xorriyadda u bedeshay mashaariic hormarineed oo laga fulinayo dalka iyo kuwa la dhisay sida Xarumihii lagu dhisay Barnaamijka isxilqaan iyo qaar ka mid ah hay’addaha Dowladda.

Tags: Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka oo Xariga ka jaaray Dhowr Xarumo Dowladeed oo dib udhis lagu sameeyay+Sawirro
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada Dowladood

Next Post

Bangiga Aduunka oo Soomaaliya ugu yaboohay 40 Milyan oo Doolar

Next Post
Bangiga Aduunka oo Soomaaliya ugu yaboohay 40 Milyan oo Doolar

Bangiga Aduunka oo Soomaaliya ugu yaboohay 40 Milyan oo Doolar

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In