Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka oo maanta daahfuray wajigii labaad ee isla Xisaabtanka Xukuumada+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ra’isal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka oo maanta daahfuray wajigii labaad ee isla Xisaabtanka Xukuumada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa dib u furmay wajigii labaad shirkii looga hadlayay Isla Xisaabtanka Xukuumada, waxaana shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Fedraalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader), ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah Wasaaradaha xukuumadda iyagoo lagu waydiiyay su’aalo ku saabsan waxqabadkooda mudadii ay xukuumadda jirtay iyo wixii u qabsoomay.

Wasiiradii ka soo qayb galay ayaa waxay ka warbixiyeen waxqabadkooda iyagoo ku soo bandhigay hab qoraal ah, waxay kaloo ka warbixiyeen hiigsigooda bilaha soo socda iyo siday ugu diyaargaroobeen, sidoo kale waxay soo bandhigeen caqabadaha hor taagan wasaaradahooda iyo sida lagu xalin karo.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Ra’isal Wasaare ku xigeenka Xukuumada ayaa waydiiyay.

  • Su’aalo ku saabsan 100 ka maalmood ee soo socda,
  • Xiriirada kala dhaxeeyo Hay’adaha aan dowliga ahayn iyo kuwa dowliga ah, ee ay xukuumadda ay saaxiibka la tahay.
  • Xooginta xiriirka Dowlad Goboleedyada
  • Dhamaystirka hindiso sharciyeedyada
  • Dhamaystirka qaab dhismeedyada Wasaaradaha
  • Dhisida hay’adaha qiimaynta iyo kormeerka (M&E) iyo xisaabtanka
  • Shaqo u abuurinta dhalinyarada iyo fursad siintooda

Ugu danbayntii xubnihii golaha xukuumadda ee ka soo qayb galay shirkan ayaa soo bandhigay wax-qabadkooda 100 ka maalmood ee soo socda waxayna  rajo fiican ka muujiyeen in wasaaradahooda ay ku tilaabsan doonaan horumarada laga filaayo iyo doorka wax-qabaneed ee ay shacabka Somaaliyeed ay ka filaayaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo sheegay in la qaban doono Shirweyne Nabadeenta iyo Hormarinta Gobolka+Sawirro

Next Post

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo maalintii labaad ka qeyb galayo shir ka socdo Magaaladda Baydhabo.

Next Post
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo maalintii labaad ka qeyb galayo shir ka socdo Magaaladda Baydhabo.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo maalintii labaad ka qeyb galayo shir ka socdo Magaaladda Baydhabo.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In