Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel oo Karantiil gashay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ra’isul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel oo Karantiil gashay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa maanta oo Isniin ah gashay karantiil kadib markii Dhakhtar ay hore ula kulantay laga helay cudurka Corona Virus, sidaa darteedna ay go’aansatay in guriga isku karantiisho.

Afhayeenka dowladda Steffen Seibert ayaa sheegay in maalin walba baaritaan lagu sameynayo Markel, baaritaankuna uusan noqon doonin mid qarsoodi ah.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Waxa uu intaasi ku  daray in Mrs. Angel ay waajibaadkeeda shaqo gudaneyso iyadoo joogta guriga.

Hogaamiyaha Jarmalka ayaa hore u sheegtay in ay suura-gal tahay in 70%(boqolkiiba todobatan) cudurka Coronavirus uu ku dhaco dadka Jarmalka, waxana dalka Jarmalka uu ku jira kaalinat 3-aad ee dalalka Yurub ee uu aadka u saameyey Cudurkan, waxaa ka horeeya Talyaniga iyo Spain.

Waxaa cudurkan u dhimatay 14,748 aduunka oo dhan, waxa uuna ku dhacay in ka badan 341,526 ruux halka 99,040 ay ka soo bogsatay sida lagu qoray boga lagu qoro xogaha cudurkan la xiriirta.

Previous Post

Guddoonka golaha shacabka oo la kulmay guddiga diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka qaranka.

Next Post

Ciidamada Danab oo burburiyay saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Jubbada Hoose

Next Post
Ciidamada Danab oo burburiyay saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Jubbada Hoose

Ciidamada Danab oo burburiyay saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Jubbada Hoose

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In