Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raisul Wasaaraha oo B/weyne uga qaybgalay Munaasabad lagu sagootinayay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Jabuuti”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Raisul Wasaaraha oo B/weyne uga qaybgalay Munaasabad lagu sagootinayay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Jabuuti”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabadan oo lagu sagootinanyey cutubyo ka tirsan ciidanka hiil waalal ee jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee jabuuti, kana howl gala gobolka hiraan kuwaas oo dhamaaday waqtigigii joogitaan koodda Soomaaliya isla markaana lagu badalay ciidamo cusub oo ka socday isla dalkaasi ayaa manta lagu qabtay magaladda baladweyne .

Xafladdaan baraalan ayaa waxaa ka qayb galay wafdi uu hogaa,imayo Ra’iisalwasaaraha Xukumadda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan xukumadaasi , xildhibaano Taliyaha ciidanka xogga dalka , wasiirka difaaca dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, maamullka gobolka hiraan iyo dad weyne kale . iysadoona ay heeso wadani iyo kuwa lagu amaanayo doorka dowladda jabuuri ay ku ledahay horumarka Soomaaliya ay ka qaadayeen hobolada qaranka waabari .

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Qaar ka mid ah wax garadka iyo odasha dhaqanka iyo dhalinyaradda reer hiraan oo ka qayb galay munasabadda ayaa amaan u soo jeediyey wada shaqaynta kala dhaxaysa Ciidanka hiil walal iyo shacabka gobolka.

Yusuf Axmed Xagar Guddoomiyeaha gobolka Hiraan ee dowladda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in  dadka ku nool gobolka heraan aysan ilaawi doonin abaalka ay u galeen ciidanka reer jabuuti.

Xildhibaan Qadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ah gollaha shacabka Soomaaiya ayaa ka hadashay munasabada ayaa ka soo jeedisay kaalimo sugaan oo ay ku amaanayso  madaxweynaha dalka walalaha jabuuri, kaalinta kuu ku leeyahay Soo kabasha dowladda nimada Soomaaliya.

Wasiirka  gashan dhiga dalka an walalaha nahay ee jabuuti Mudane Xasan dharaar Hufane aya sheegay in dowladdisia ay ka go’an tahay tageero walaltimo ee ay la garab tagan tahay Soomaaliya , isagoo intaa ku daray in Soomaaliya ay marba marka ka danabysa uu soo hagaagayo Guud ahaan amniga oo sal dhig u ah dowladnimadda dalkasta.

Gen Cabdulqaadir Shekh Cali diini wasirka difaac jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xusay in Cidaanka wiil walal ay gacan ka siyeen Cidanka Soomaliya ka xoraynta maleeshiyaadka Argaxisada ah ee al-shabab deegano badan oo katirsan gobolka hiraan.

Ra’isalwasaaraha xukumadad federaalka Soomaaliya Mudane Cumar cabdirashid oo ka hadlay munasabadda lagu Sagootinayey Ciidanka hiil walal ee jabuuti ayaa tilmaamay in Ciidanka hiil walal aysan ku egkeyn oo kaliyaha ladagalanka alshabab , balse ay gacan ka gaysteen gurmadka loo samaynayo dadka jilicsan iyo dayactirka garoomadda diyaaradeed oo ku yaalla gobolka hiraan, isago xusay in dowldadd Soomaliya dhidgeeda ajbuuti ka codsan doonto in la dalacsiiyo hogaanka ciidanka hiil walal.

vlcsnap-2016-01-21-20h15m47s194 vlcsnap-2016-01-21-20h15m51s243 vlcsnap-2016-01-21-20h15m54s12 vlcsnap-2016-01-21-20h16m01s80   vlcsnap-2016-01-21-20h16m52s81 vlcsnap-2016-01-21-20h17m03s192 vlcsnap-2016-01-21-20h17m09s0 vlcsnap-2016-01-21-20h17m12s29 vlcsnap-2016-01-21-20h17m31s218 vlcsnap-2016-01-21-20h17m46s112 vlcsnap-2016-01-21-20h18m56s41 vlcsnap-2016-01-21-20h18m59s75 vlcsnap-2016-01-21-20h19m03s112 vlcsnap-2016-01-21-20h19m13s211 vlcsnap-2016-01-21-20h19m23s57 vlcsnap-2016-01-21-20h19m30s120 vlcsnap-2016-01-21-20h19m35s179 vlcsnap-2016-01-21-20h19m40s223 vlcsnap-2016-01-21-20h19m49s56 vlcsnap-2016-01-21-20h19m51s77  vlcsnap-2016-01-21-20h20m43s89

Previous Post

Weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay xeebta Liido

Next Post

Wasaaradda Amniga oo sheegtay in la soo gaba gabeeyay Weerarkii xalay ee Xeebta Liido”Sawirro”

Next Post
Wasaaradda Amniga oo sheegtay in la soo gaba gabeeyay Weerarkii xalay ee Xeebta Liido”Sawirro”

Wasaaradda Amniga oo sheegtay in la soo gaba gabeeyay Weerarkii xalay ee Xeebta Liido"Sawirro"

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In