Friday, November 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul wasaaraha oo maanta hor tagaya golaha shacabka

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Ra’isul wasaaraha oo maanta hor tagaya golaha shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo arbaco ah waxaa uu khudbad ku saabsan wax qabadka xukuumadda ee 100 maalin ka hor jeedin doonaa golaha shacabka, sida guddoonku sheegay.

Maalin hor ayaa xildhibaanada loo qeybiyay documentiga ay ku caddahay wax qabadka xukuumadda Rooble.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

November 11, 2026
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

November 11, 2026

 

Previous Post

Puntland oo soo dhaweysay shirka uu iclaamiyay madaxweyne Farmaajo

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Hakisay Maamulkii ay Umagacaawday Deegaanka Bacaadweyn

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Hakisay Maamulkii ay Umagacaawday Deegaanka Bacaadweyn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Hakisay Maamulkii ay Umagacaawday Deegaanka Bacaadweyn

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

November 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

November 11, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...

Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne

Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne

November 9, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In