Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raisul wasaare ku-xigeenka dalka oo soo xeray shirkii cadaaladda looga hadlaayay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Raisul wasaare ku-xigeenka dalka oo soo xeray shirkii cadaaladda looga hadlaayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Shirkaan oo magaaladda Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa qabatay wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka qayb galay dhinacyada garsoorka dalka oo ay ku jiraan wasiirada cadaaladda maamul goboleedyada.
Shirka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray sidii dalka dhanka cadaaladda uu horumar uga sameyn lahaa, qubarada ka qaybgashay ayaana soo saaray war murtiyeed ka hadlay muhiimadda natiijadii ka soo baxday doodii socotay dhowrka maalin,
Raโ€™iisul wasaare kubxigeenka dalka ayaana gabagabadii soo xiray shirka maanta.
Saalax xabiib Jaamac wasiirka Cadaaladda maamulka puntland oo ku hadlay magaca maamul goboleedyada iyo guddoomiyaha guddiga cadaaladda barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa wadajir u sheegay in wax weyn laga faa.iiday doodii maalmahan u socotay, waxaana ay soo jeediyeen in laga wada qayb galo hormarinta cadaaladda.
Wasiirka Cadaaladda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo ka hadlay xiritaanka shirka ayaa sheegay in gobolada looga yeeri doono qubaro si markaa iyana talooyin uga bixiyaan hormarinta Cadaaladda dalka.
โ€œDhawaan gobolada ayaan ka wici doonaa qubaro waxaa ay muddo bil ah fadhi doonaan halkaan waxaa ay iyana talo naga sii doonaan hormarinta cadaaladda dad ajaanib ah in ay cadaaladda noo tilmaamaan sax maahanโ€ayuu yiri Ilka jiir.
Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo soo xiray shirkaan ayaa bogaadiyay howsha ay qabteen ergooyinka waxaana uu xusay in muhiimadu tahay in cadaaladda xoogga la saaro, la.aanteedna uusan dalkani hagaageyn.
‘Aadbaan ugu faraxsanahay war murtiyeedka aad soo saarteen waxaan u baahanahay in cadaaladda wax badan aanu ka qabano hadaan cadaaladda hagaajino dalkeenu waa hagaagayaa lkn inta saan ay tahay dhibka waa jiraaโ€ayuu yiri Mr Carte.

Previous Post

Guddoomiyaha Haweenka qaranka oo la kulmay guddiga fududeynta shirka Jowhar

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In