Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul wasaare Rooble oo maanta tagay Jowhar +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Ra’isul wasaare Rooble oo maanta tagay Jowhar +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wefdi uu hogaaminayo, ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo maanta tagay magaalada Jowhar, ayaa kormeerey meelaha fatahaadda webiga Shabeele ay saameysay.

Madaxweynaha Hirshabeele, Cali Cabdulaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa ku wehliyay kormeerka Ra’iisul wasaare Rooble.

Related posts

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026

Magaalada Jowhar waxaa si aad ay u saameeyay fatahaadda webiga Shabeele, iyadoo degaano idil dadkii ka barakaceen, sidoo kalena dalaga beerihii  ay dhibaateeyeen biyaha.

Wefdiga Ra’iisul wasaaraha ee maanta tagay Jowhar, waxaa kamid ahaa xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale, iyadoo ra’isul wasaaraha u kuur galay xaaladda dhabta ah ee ka jirta Hirshabeele gaar ahaan Jowhar.

Waa markii ugu horeysay oo Ra’iisul waare, Maxamed Xuseen Rooble, oo safar ku tago Jowhar tan iyo markii xafiiska qabtay bishii September ee sanadkii hore.

Previous Post

Dowladda Hoose ee Xamar oo daah furtay qorshaha Faya-dhowrka bulshada +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Jubaland oo ka qeybgalay dhaarinta xubnaha Golaha Wasiirada +Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Jubaland oo ka qeybgalay dhaarinta xubnaha Golaha Wasiirada +Sawirro

Madaxweynaha Jubaland oo ka qeybgalay dhaarinta xubnaha Golaha Wasiirada +Sawirro

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In