Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Real Madrid oo Gacanta Ku Dhigtay Martin Odegaard oo Kooxo Badan ay Baadi Goob Ugu Jireen “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Real Madrid oo Gacanta Ku Dhigtay Martin Odegaard oo Kooxo Badan ay Baadi Goob Ugu Jireen “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay saxiixa ciyaaryahan Martin Odegaard oo isha ay la raacayeen kooxo badan oo ka dhisan qaarada yurub.

Ciyaaryahan Martin Odegaard oo 16-jir ah ayaa waxa ay kooxda Real Madrid kula soo wareegtay lacag dhan £2.3million.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Odegaard oo u dhashay dalka Norway ayaa xaqiijiyay in Zinedine Zidane uu ka dhaadhiciyay in uu ku soo biiro kooxda Real Madrid,isagoo sheegay in uu iska dhega tiray dalab uga yimid kooxo ka ciyaara horyaalka ingiriiska.

Ciyaaryahan Martin Odegaard ayaa maanta lagu soo bandhigay xarunta tababarka ee kooxda Real Madrid,isagoo la sawiran ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka ee Cristiano Ranaldo iyo Sergio Ramos.

Ciyaaryahan Martin Odegaard ayaa lixda bilood ee ugu horeysa sanadkan qaadan doono todobaad kasta mushaar dhan £80,000,laakin mushaarkiisa rasmiga ah waxa uu noqon doonaa £40,000 todobaadkii.

Ciyaaryahan Martin Odegaard ayaa tababar la sameeyn doono kooxda koowaad ee Real Madrid iyo kooxda labaad intaba.

Ciyaaryahan Martin Odegaard oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ay sharaf u tahay in uu u ciyaaro kooxda Real Madrid.
gty

mad

ode

odee

odega

press

Real

Previous Post

Kooxda Swansea City oo Tottenham Ka Iibsatay Ciyaaryahan Kyle Naughton

Next Post

Boqorkii Sacuudiga Boqor Cabdalla oo Xalay saqdhexe geeriyooday

Next Post
Boqorkii Sacuudiga Boqor Cabdalla oo Xalay saqdhexe geeriyooday

Boqorkii Sacuudiga Boqor Cabdalla oo Xalay saqdhexe geeriyooday

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In