Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Real Madrid oo Ka Badisay Kooxda Getafe iyo Ronaldo oo rikoor Cusub Dhigay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Real Madrid oo Ka Badisay Kooxda Getafe iyo Ronaldo oo rikoor Cusub Dhigay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Getafe ayaa waxaa garoonkeeda Coliseum Alfonso Perez 0-3 uga badiyay kooxda Real Madrid.

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa rikoor cusub ku qoryay buugaagta taariikhda ee kooxda Real Madrid,ka dib markii uu dhaliyay labo ka mid ah goolasha sedaxda ah.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa dhaliyay goolashii ugu badnaaa ee horyaalka Spain lagu dhaliyo meel ka baxsan garoonka kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabeu.

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Real Madrid Raul ayaa 87-gool oo horyaalka Spain ah ku dhaliyay meel ka baxsan garoonka kooxda Real Madrid,isagoo ku dhaliyay 271-kulan.

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa 89-gool oo horyaalka Spain ah ku dhaliyay meel ka baxsan garoonka kooxda Real Madrid.isagoo ku dhaliyay 92-kulan.

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa galabta dhaliyay goolashiisii 27-aad iyo 28-aad ee horyaalka Spian.
Ron 2Rola celee
celeeeeee
Ciyaaryahan Gareth Bale ayaa goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Real Madrid.
Bale goolBale celeeGarethe cele

Kooxda Real Madrid oo uu hogaamiyo macalin Carlo Ancelotti ayaa horyaalka Spain ee La Liga ku hogaamineyso 45-dhibcood,halka kooxda Getafe ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 17-dhibcood.

Previous Post

Allaha u naxriistee Sheekh Cabdi Shiikhaal oo maanta geeriyooday

Next Post

AC Milan oo Laga Badiyay iyo Kooxaha Napoli,Sampdoria,Fiorentina iyo Atalanta oo Guulo Gaaray

Next Post
AC Milan oo Laga Badiyay iyo Kooxaha Napoli,Sampdoria,Fiorentina iyo Atalanta oo Guulo Gaaray

AC Milan oo Laga Badiyay iyo Kooxaha Napoli,Sampdoria,Fiorentina iyo Atalanta oo Guulo Gaaray

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In