Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Real Madrid oo Wali Sii Wado Guulaheeda iyo Ronaldo oo Rikoor Cusub Dhigay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Real Madrid Santiago Bernabeu 3-0 uga badisay kooxda Celta Vigo.

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa qeybtii hore ee ciyaarta goolka koowaad oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Real Madrid.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Pencaleee

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta labada gool ee kale u dhaliyay kooxda Real Madrid.

caleee celee celeeeee cris crist ron celee Ronaldo

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa caawo dhaliyay hat-trick-gii 23-aad oo uu dhaliyo horyaalka Spain ee La Liga.

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa jabiyay rikoorkii ahaa 22 hat trick oo horyaalka Spain ay ka dhaliyeen ciyaaryahanada kala ah Alfredo Di Stefano oo u ciyaari jiray Real Madrid iyo Telmo Zarra oo u ciyaari jiray kooxda Athletic Bilbao.

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa 23-gool ku hogaaminayo gool dhalinta horyaalka Spain ee La Liga,waxana uu ku dhaliyay 14-kulan.

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisii 200-aad ee horyaalka Spain,isagoo ku dhaliyay 178-kulan.

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa kualnkii 17-aad oo isku xiga gool ku dhaliyay garoonka kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabeu.

Kooxda Real Madrid ayaa sidoo kale la sinmatay rikoorkii ay kooxda Barcelona dhigtay sanadkii 2005-06 oo ahaa in ay 18-kulan oo isku xiga ay badisay horyaalka Spain ee La Liga,waxana xiligaasi kooxda Barcelona tababare u ahaa macalin Frank Rijkaard.

Kooxda Real Madrid ayaa horyaalka Spain ee Liga ku hogaamineyso 36-dhibcood,halka kooxda Celta Vigo ay horyaalka uga jirto kaalinta sideedaad,iyadoo leh 20-dhibcood.

Dhanka kale kooxda Atletico Madrid ayaa 2-0 uga badisay kooxda Elche.

Kooxda Atletico Madrid ayaa waxaa labadii qeyb ee ciyaarta labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Jose Gimenez iyo Mario Mandzukic.

jose

Kooxda Atletico Madrid ayaa horyaalka Spain ee La Liga uga jirto kaalinta labaad,waxana ay leedahay 32-dhibcood,halka kooxda Elche ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Previous Post

Manchester City oo u Soo Dhawaatay Kooxda Chelsea “SAWIRRO”

Next Post

Bayern Munich oo Ka Badisay Kooxda Bayer Leverkusen

Next Post

Bayern Munich oo Ka Badisay Kooxda Bayer Leverkusen

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In