Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roob saaka ka da’ay Magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameyn ku yeeshay qoysas danyar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobka saaka ka da’ay Muqdisho ayaa waxa ku diirsaday dadka ku dhaqan magaalada oo muddooyinkii u dambeeyay ka cabanaayay kuleeyl daran.

Qaar ka mid ah dadka Reer Muqdisho oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay Aad ugu faraxsayihiin Roobkaan u da’ay muddana ay sugayeen islamarkaana uu wax badan ka badali doono kulaylo muddooyinkaan ka jiray magaalada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Dhinaca kale dadka danyarta ah ee ku nool xeryaha barakacayaasha ee magaalada Muqdisho ayuu roobku saameyn ku yeeshay kuwaa oo xalay aan ladin iyaga iyo caruurtooda maadaama ay ku noolyihiin buushash ka sameysan Cowshado.

Meelo kale oo ka mid ah wadadooyinka Makka Al-mukarrama, Wadnaha iyo 30-ka biyo badan ayaa degay.

Roobka xilliga deyrta ah ayaa ka billawday magaalada Muqdisho iyo sidoo kale guud ahaan gobalada dalka, iyadoo laga digayo saameyn uu roobkani ku yeesho dadka ku dhaw deegaanada uu Wabiga maro.

Previous Post

Maaamulka degmada Baardheere Oo Ka Hadlay Fatahaad Laga Cabsi Qabo In Wabiga Jubba Uu Sameeyo

Next Post

Muungaab oo shaqaalaha gobolka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub

Next Post
Muungaab oo shaqaalaha gobolka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub

Muungaab oo shaqaalaha gobolka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In