Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruushka oo doonaya in heshiiskii xabad joojinta Armenia iyo Azerbijan hore loo sii wado

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ruushka oo doonaya in heshiiskii xabad joojinta Armenia iyo Azerbijan hore loo sii wado

Russian Foreign Minister Sergey Lavrov listens for a journalist's question during his annual roundup news conference summing up his ministry's work in 2019, in Moscow, Russia, Friday, Jan. 17, 2020. Lavrov particularly noted Washington's reluctance to extend a key nuclear arms pact. (AP Photo/Alexander Zemlianichenko)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

wasiirka arrimaha ee dibadda ee dalka Rushia sergey lavarov ayaa ugu baaqay in labada dal ee dirirtu dhaxmartay la kala dhex dhigay heshiis xabbadda lagu joojinyao in horey loo sii wado heshiiskaasi xabbad joojinta,oo marnaba labada dhinac aanay isku dayin in ay jebiyaan heshiiskaasi.

iska hor imaadyo kale oo hor leh ayaa habeennimadii xalay ahaa dhexmaray labada ciidan ee armenia iyo azerbijan taas oo noqonyasa in labada dhanba ay ku xadgudbeen heshiiskii xabbad joiojinta,iyada oo ay jirto in midba midka kale u ku eedeynayo in uu jebiyay heshiiska oo uu xabadda bilaabay.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

dagaalkaasi u dhaxeeya labada dhinac oo socda muddo kooban ayaa lagu soo warramayaa inuu geeystay khasaare ballaaran oo naf iyo maalba isugu jira ,waxaana ku geeriyooday dad tiradoda ay gaareyso ilaa shan boqol oo qof, oo lixdan ka mid ah dadkaasi geeriyooday ay ahaayeb dad rayid ah

wasiirka arrimaha dibadda ee dalka armenia zohrab natsakanyan ayaa waxaa uu magalada moscow ee xarunta dalka russia uu kula kulmay madaxweeyne valadmir putin isaga oo uu kala hadlay arrimo ku saabsan hirgelinta heshiiska xabbad joojinta oo dowladda raashiya ay garwadeen ka ahayd

Tags: Ruushka oo doonaya in heshiiskii xabad joojinta Armenia iyo Azerbijan hore loo sii wado
Previous Post

Madaxweyne Qoor Qoor Oo Magacaabay Guddoomiyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolada Gamudug  

Next Post

Mucaaradka Gini Oo Camabaareeya dilkii loo geeystay 90 qof oo rayid ah Xilli ay socden muddaaharaadyo

Next Post
Mucaaradka Gini Oo Camabaareeya dilkii loo geeystay 90 qof oo rayid ah Xilli ay socden muddaaharaadyo

Mucaaradka Gini Oo Camabaareeya dilkii loo geeystay 90 qof oo rayid ah Xilli ay socden muddaaharaadyo

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In