Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruushka oo joojiyay Gaaskii uu siin jiray Finland

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ruushka oo joojiyay Gaaskii uu siin jiray Finland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkadda Gazprom ee laga leeyahay dalka Ruushka ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqday in ay joojisay Gaaskii ay u dhoofin jirtay dalka ay dariska yihiin ee Finland.

Gaaska laga isticmaalo Finland ayaa ah 8% marka loo eeg tamarta guud ee dalkaasi, taasi oo ay kala mideysanyahiin dhamaan dalalka ku yaalla waqooyiga Qaaradda Yurub ee uu Ruushka siiyo Gaaska.

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Shirkadda Tamarta Gaarska Finland ee Gazgrid Finland, ayaa xaqiijisay inay  xirmooyin Gaas ka heli doonta meela kale oo aan la Carrabaabin, ayna siiwadi doonto hawlaheeda.

Dhamaadkii bishii March ee sanadkan ayuu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin saxiixay wareegto qeexayso habka cusub ee lagu bixinayo Gaaska uu dalkiisa siiyo wadamada aan saaxiibka la ahayn oo ay ku jiraan Midowga Yurub.

Dalka Finland ayaa xuduud dherer ahaan dhan y 1,300 Km la wadaagta dhigeeda Ruushka.

Previous Post

Kulan looga hadlayay Amniga gobolka Mudug oo Gaalkacyo ka dhacay

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka sare ee BJS oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka sare ee BJS oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Guddoomiyaha Aqalka sare ee BJS oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In