Dawlada Ruushka ayaa lagu eedeyay in ay geeysay shidaal Kuuriyada waqooyi shidaalkan ayaa lasheegaya in Markab Ruushku leeyahay uu ku wareejiyay markab kale oo ay leedahay Kuuriyada Waqooyi.
Tallaabadan ayaa noqoneysa mid jabineysa cunaqabateynaha hay’adda Qaramada Midoobay ee saaran Kuuriyada Waqooyi.
Illo wareedyadan ayaa sidoo kale waxaa ay baahiyeen in sirdoonka ciidamadda badda iyo sawiro lagu qaaday dayax gacameedayda ay muujiyeen maraakiib ka howlgaleysay dekaddaha Ruushka ee badda Pacifi-ga.
illo wareedayadan ayaaa sheegay in aan loo heyn cadeymo rasmiya ah oo sheegay in xukuumada Ruushka ay ku luglahayd arrintaan.
Milkiilaha midka mid ah maraakiibta ayaa lagu eedeeyay inuu shidaal geeeyay Kuuriyada Waqooyi, balse waa uu beeniyay eedeymahaasi.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...











