Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruushka oo sheegay inuu burburiyay Saanad Ciidan oo waddamada Mareykanka iyo Yurub ay ugu deqeen Ukraine

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ruushka oo sheegay inuu burburiyay Saanad Ciidan oo waddamada Mareykanka iyo Yurub ay ugu deqeen Ukraine
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaalka Ciidamada Ruushka ay ka wadaan Ukraine oo galay maalintii 73-aad, maanta oo Sabti ah, ayaa la soo sheegayaa in ciidamada Ruushka ay wadaan burburita xeryaha iyo goobaha difaaca ciidamada Ukraine, iyadoo ay xusad mudantahay in ay socoto daadgureynta Ciidamada iyo dadka rayidka ah ee ku go’doonsan magaalada Mariupol.

Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay in Saanaddii Ciidan ee Mareykanka iyo waddamada reer Yurub ay ugu deqeen Ukraine, ay ku burburiyeen duqeyn ka dhacday gobolka Kharkiv.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Hadalka ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sidokale lagu sheegay in 18 kamid ah xarumaha ciidamada Ukraine, oo ay ku jiraan 3 bakhaar oo rasaasta lagu keydiyo xalay lala beegsaday duqeeymo.

Previous Post

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka imaaraadka ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In