Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW Khayre: Booliisku waa in uu deg deg ah u fuliyaa go’aanada Maxkamadaha

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
RW Khayre: Booliisku waa in uu deg deg ah u fuliyaa go’aanada Maxkamadaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaanย  oo ka qabsoomay xarunta taliska booliska Soomaaliyeed ayaa looga hadlayey horumarinta Garsoorka iyo Caadaaladda dalka iyo soo sare u qaadista kalsoonida shacabku ku qabaanย  fulintaย  goโ€™aanadda Maxakamaddahaย  dalka.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir gudoomiyey kulankaan ooย  ka qayb galay Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yusuf Ahmed, madaxa laamaha cadaaladda, Garsoorka iyo booliska, waxana looga dooday hirgalinta hananka ku dhisan calaadda iyo dar-dar galintaย  fulita goโ€™aanadda maxkmadda oo ay u xilsaaran yihiinย  Ciidanka booliskaย  si loo sooย  xoojiiyoย  kalsoomida bulshada ay ku qabto Garsoorka.

Related posts

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฑ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐„๐ฅ ๐๐ขรฑ๐จ

Dhammaan xubnihii ka qayb galay kulanka ayaa isku raacay in ay muhiim tahay in waxย  laga badalo qaabka hadda ay u shaqeeyaan Garsoorka iyo booliska oo ah fuliyaasha go’aanadda, laguna dabaqo barnaamijka isla xisaabtan , taas oo meesha ka saaraysa tuhunada shacabkaย  ay ka qabeenย  hawlaha Cadaaldda iyo Garsoorka wadanka.

Raโ€™iisul Wasarahaย  Xukumadda federaalka Soomaaliyaย  oo la hadlay madaxa hayโ€™adaha Garsoorka , Caadaladaย  iyo Booliskaย  ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ayย  dagaal adag kula jirto musuq maasuqa, maamul xumadda , si taa loogu guuleystana ay laf dhabar u yihiin, helista Garsoorย  hufan iyoย ย  ciidan u diyaarsan fulinta go’aanadaas.

Taliyaha booliska Soomaaliyeed, sareeyo gaas, Bashir Cabdi Maxamed oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaan wax ka waydiiyey ahmiyada kulankaanย  maanta uu Raโ€™iisul Wasaarauhu la qaatayย  madaxa laamahaย  Garsoorka, iyo booliska.

Kulankan uu Raโ€™iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya uu la qaatayย  la qaatayย  madaxda, hayโ€™addaha Garsoorka, Caaladda iyoย  sarakiisha ciidmada ayaa qayb ah qorshaha dar-dar galintaย ย  horumarintaย  Calaadda iyoย  Garsoorkaย  tiir dhexaad u ah la dagaalanka musuqa mamusaqa oo ay dowladda Soomaaliyed maalmihii la soo dhaafay u soo xirtayย  howl-wadeenu iyo masโ€™uuliyiintaย  madax ka ahaaย  qaar ka mid ah wasaaradahaย  Xukumadda.

ย 

Previous Post

Raiisul Wasaare Khayre oo xariga ka jaray xarunta C.I.D oo dib u dayactir lagu sameeyey +Sawirro

Next Post

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka hadlay kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka

Next Post
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka hadlay kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka hadlay kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฑ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐„๐ฅ ๐๐ขรฑ๐จ

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฑ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐„๐ฅ ๐๐ขรฑ๐จ

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hayโ€™adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโ€™adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso โ€œSoddonโ€ , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In