Thursday, November 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raiisul Wasaare Khayre oo xariga ka jaray xarunta C.I.D oo dib u dayactir lagu sameeyey +Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Raiisul Wasaare Khayre oo xariga ka jaray xarunta C.I.D oo dib u dayactir lagu sameeyey +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarigga ka jaray xaruunta dembi baarista ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D,oo dib u dayactir lagu sameeyey.

Xarunta hoggaanka Baarista dembiyadaย  ee C.I.D ayaa lagu dayac diray barnaamijka isxilqaan oo ah mid lagu dhisayo xaruumaha Dowladda iskaa wax u qabso.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026

Raโ€™iisul Wasaare Khayre ayaa kormeer ku sameeyey guud ahaan qeybaha ay ka koobantahay xarunta sida qaybaha ay yalaan qalabka laguย  baaro Fal dembiyeedyada, kuwa lagu ogaado nuucyada qaraxyada oo casri ah iyo 6 Gaadiid ah oo cusub waa oo uu leeyahay hoggaanka C.I.D.

Wasiirka Amniga Qarankaย  ee Xukumadda Federaalka Soomaaliyaย  Maxamed Abuukar islow (Ducaale)ayaa tilmaamay in wasaaradda amniga ay wax lagu faano u tahay inย  ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay noqdaanย  hormuudka barnamijka isxilqaan.

munaasabada kooban oo loogu mahadceliyey taliska Booliska Soomaaliyeed oo xarunta C.I.D ku dayac tiray barnaamijka isxilqaan waxa ka qayb galay Guddoomiyaha Maxkamadda sareย  ee dalka , wasiiro uu ka mid yahay wasiirka Amniga , xildhibaano,guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo sarakiil ka tirsan ciidanka qalabka sida,Taliyaasha Ciidanka Boliska iyo Asluubta,waxaana dhamana masโ€™uuliyiintii ka qeybgashey ay ku ammaaneen hoggaanka C.I.D sida uu isugu xilqaamay dhismaha xaruntaasi.

Baashi Yuusuf Axmed Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee Dalka ayaa dhankiisa booliska Soomaaliyed ugu hambalyeeyeyย dowrkooda dhismaha dalka,gaar ahaanย  dayactirka xaruuntan,wuxuuna xusay in dhismaha xaruntani ay ka qayb qaadanayso tayada hoggaanka C.I.D oo tiir muhiim u ah garsoorka iyo Cadaaladda.

Hoggaanka baarista dembiyada oo ka mid ah hoggaanada ugu muhiimsan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa isku xirta hayโ€™addaha garsooorka , cadaadlladda iyo Nabad galyada,waana halka ay ka soo bilaabato barista dacwad ciqabeed kasta.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo saartay Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka.

Next Post

RW Khayre: Booliisku waa in uu deg deg ah u fuliyaa go’aanada Maxkamadaha

Next Post
RW Khayre: Booliisku waa in uu deg deg ah u fuliyaa go’aanada Maxkamadaha

RW Khayre: Booliisku waa in uu deg deg ah u fuliyaa go'aanada Maxkamadaha

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐…๐’

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo qodobka...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo la kulmay Dr. Rurik Marsden

November 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Rurik Marsden, Ku-xigeenka Agaasimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In