Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW Rooble oo Shacabka uga tacsiyadeeyay qarax lagu dilay Sh. Cabdinaasir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
RW Rooble oo Shacabka uga tacsiyadeeyay qarax lagu dilay Sh. Cabdinaasir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo u geeriyooday qarax ay la beegsadeen argagaxisada Al-Shabaab, kaasi oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland.

“Waxaan murugada la qeybsanayaa una tacsiyeynayaa ehelada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ku geeriyooday qarax argagixisadu kula beegsadeen Kismaayo. Allaha u naxariistee Sheikh Cabdinaasir waxa uu ahaa daaci diinta faafiyo oo samaha ka shaqeeya. Waxaan Allaah uga baryayaa inuu jannadii Firdows ka waraabiyo ehelkiisii iyo Ummaddana samir iyo iimaan ka siiyo”.ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble.

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
  1. Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka iyo laamaha Ammaanka faray in hal meel looga soo wada jeesto argagaxisada beegsaneysa indhaha shacabka. “Waa in aan u midownaa la dagaallanka argagixisada naxariista daran ee ka been sheegaya diinteenna suubban, dilayana bulshada oo dhan oo ay ku jiraan culimaa’udiinka”.
Previous Post

Sawirro: Ciidanka Danab oo dilay horjoogihii Jabhadaha Hiiraan iyo 60 dhagarqabe

Next Post

Hey,adaha Mareykanka oo looga digay weerarro dhanka internetka ah

Next Post
Hey,adaha Mareykanka oo looga digay weerarro dhanka internetka ah

Hey,adaha Mareykanka oo looga digay weerarro dhanka internetka ah

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In