Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, oo ku sugan Wadanka Djibouti, ayaa maanta la  kulmay Madaxweynaha dalkaasi Mudane  Ismaaciil Cumar Geelle.

R/wasaare Khayre,  ayaa Madaxweyne Geelle uga warbixiyay horumarka dawladda federaalka ay ka gaartay dhinacyada siyaasadda iyo dhaqaalaha, Amniga.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Madaxweynaha Jabuuti ayaa Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku amaanay dadaalka xoogan ee ay ugu jiraan sidii Soomaaliya markale ay cagaheeda ugu istaagi laheyd.

“Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaan fadhi wada yeelanay, waxaan ka wada hadalnay sii adkeynta xiriirka dhaw ee labada dal, anigoo uga mahad celiyay shaqada nabad ilaalinta ee Ciidanka Jabuuti ka wado Dalka” ayuu yiri R/wasaaraha Soomaaliya.

kulanka, ayaa waxaa R/wasaaraha Soomaaliya  ku wehlinayay Wasiirka Arimaha Dibadda, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Jabuuti C/raxmaan Maxamed Hiraabe.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu qaabilsan arrimaha siyaasadda

Next Post

Tartamayaasha Degmada Shibis oo caawa u soo gudbay wareegga afaraad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Shibis oo caawa u soo gudbay wareegga afaraad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Shibis oo caawa u soo gudbay wareegga afaraad ee tartanka "SAWIRRO"

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In