Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Kheyre oo Khudbad ka jeediyay Caleemasaarka Madaxweynaha Hirshabeelle

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Kheyre oo Khudbad ka jeediyay Caleemasaarka Madaxweynaha Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyay Munaasabadii lagu Caleemasaaray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Raโ€™iisul wasaaraha ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Shacabka ku nool deegaanada maamulkaasi, isagoo u rajeeyay Hormar balaaran iyo inay ka shaqeeyaan Amniga iyo hormarinta dalka, isagoo sheegay inuu Salaan kaga wado Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ka shaqeyneysoย sidii loo hirgalin lahaa Nidaamka Federaalka, iyo in laga shaqeeyo Sugida amniga iyo Hormarka dalka.

Sidoo kale wuxuu ku baaqay Raโ€™iisul wasaaraha in laga shaqeeyo Midnimada lagana tago Khilaaf iyo wax kasta oo dib u dhigi kara hormarka ay ku socoto Soomaaliya, wuxuuna xusay in hadafka uu yahay in la daboolo baahida shacabka Soomaaliyeed uu sheegay inay u baahan yihiin Amni, Dhaqaale iyo in shaqo loo abuuro Dhalinyarada.

Raโ€™iisul wasaaraha ayaa ka hadlay khilaaf la isla dhex marayay inuu u dhaxeeyo Madaxda Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka, wuxuuna sheegay in meel kasta oo maamul uu ka jiro uu imaanayo Khilaaf laakiin wuxuu sheegay in Maamul Goboleedyada ay yihiin Garbaha Dowlada Federaalka isla markaana ay si wadajir kaga shaqeynayaan Hormarka Dalka, lagana wada hadli doono waxkasta oo lakala tabanayo.

Ugu dambeyn Raโ€™iisul wasaare Xasan Cali ayaa ka hadlay Gogosha uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada isagoo sheegay in Madashaasi looga hadli doono Tabashooyin ay kala qabaan Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo in Madaxda Qaranka ay ka tashadaan sidii dalka looga xureyn lahaa Cadowga umadda Soomaaliyeed ee Al shabaab.

Dhinaca kale Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Khudbado ka jeediyay Madasha ayaa dhamaantood ku baaqay in laga shaqeeyo wadajirka umadda Soomaaliyeeed oo ah wadada kaliya ee guul lagu gaari karo.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeeray xarunta Canshuuraha Garoonka Muqdishoโ€Sawirroโ€

Next Post

Madaxweynha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyey Addis-ababa “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyey Addis-ababa “SAWIRRO”

Madaxweynha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyey Addis-ababa "SAWIRRO"

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In