Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Kheyrre oo kormeeray wasaaradaha arrimaha dibadda iyo Maaliyadda “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Kheyrre oo kormeeray wasaaradaha arrimaha dibadda iyo Maaliyadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaaraaha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayrre ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta wasaraaddaha arriaha dibadda maalgashiga iyo iskaashaiga caalamiga iyo Maaliyadda isagoo u kuurgalay sida ay u socdaan howlaha wasaaradahaasi.

R/wasaraha ayaa kormeerkiisa ku bilaabay wasaaradda arrimaha dibadda halkaas oo uu kulan looga  hadlay dar-dar galinta howlaha wasaradda kula qaatay wasiirka, wasiir ku xigeenka iyo mas’uuliyiinta kale ee wasaaraddaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale Ra’iisul wasare Khayre  ayaa kormeer ku tagay xarunta wasaaradda Maaliyadda isagoo  kulan la yeeshay wasiirka maaliyadda waxa uuna ka wareystay halka ay marayso   howlaha ay mareyso howlaha muhiimka ah ee wasaaraddaasi.

Dhanaca kale R/wasaaraha ayaa xeebta Liido waqti kula qaatay dadweyne ku sugnaa  halkaa kuwaa oo u badna dhalinyaro.

R/wasaare Khayre ayaa  dadkii uu kula kulmay xeebta Liido waydiiyay  tolooyin iyo tabashooyin ay u hayaan dowladda, wuxuuna si deggan u dhageystay aragtiyaha dadkii uu halkaasi kula kulmay.

Dhalinyaro kubbad ku ciyaareysay xeebta Liido ayaa  R/wasaraha u sheegay in  ay u bahan yihiin in garoomo ay ku ciyaaraan looga dhiso degmooyinka.

R/wasaraha Xukumadda   Federaalka Soomaaliya ayaa dhallinyaradda u ballan qaaday in wax laga qabtandoono baahida  dhalinyaradda Sooamaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Baaqii aan u jeediyey shacabka ee ahaa in aan u midoowno dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ayaad jawaab cad u tihiin”

Next Post

Guddoomiyaha G/banaadir oo Isbitaalka Digfeer ku booqday Gabar Xaaladeeda Caafimaad dalka wax looga qaban waayey “Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha G/banaadir oo Isbitaalka Digfeer ku booqday Gabar Xaaladeeda Caafimaad dalka wax looga qaban waayey “Sawirro”

Guddoomiyaha G/banaadir oo Isbitaalka Digfeer ku booqday Gabar Xaaladeeda Caafimaad dalka wax looga qaban waayey “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In