Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka dalka oo dhagax dhigay dhismaha xaruntii wakaaladda Hindisaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka dalka oo dhagax dhigay dhismaha xaruntii wakaaladda Hindisaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii wakaaladda hindisaha Soomaaliyeed oo dib u dayactir lagu sameeynayo.

Xarunta Wakaaladdii Hindisaha Soomaaliyeed oo qaban jirtay shaqooyin kala duwan oo la xiriira hawlaha dhismaha dalka, sida diyaarinta naqshadaha xarumaha dowladda   sameynta waddooyinka gadiidka isticmaalo iyo hawlo kale ayaa waxa ay muhiimad u tahay soo celinta qabashada adeegyadaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxda wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda ayaa tilmaayay in  dhaqaalaha lagu dayactirayo xaruntan ay iska soo aruuriyeen shaqaalaha iyo madaxda wasaaradda howlaha guud.

Gudoomiyaha Degmadda Shangaani Axmed Xasan Yalaxow ayaa wasaaradda ku bogaadiyay  dhismaha xaruntan oo muhiim u ah dalka, waxaana uuna intaasi ku daray in Degmada Shangaani ay nasiib u yeelatay Xarumaha Dowladda.

Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Geedi ayaa sheegay in wasaaraddu ay dadaal ballaaran ugu jirto soo celinta dhamaan xarumihii kala duwanaa ee wasaaradda.

Previous Post

Madaxweynaha iyo R/wasaarahii hore ee Norway oo ka wada hadlay taageerada barnaamijka hirgelinta federaalka+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Qorsheynta oo kulan aqoon isweydaarsi ah u qabatay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha “Sawirro”

Next Post
Wasaaradda Qorsheynta oo kulan aqoon isweydaarsi ah u qabatay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha “Sawirro”

Wasaaradda Qorsheynta oo kulan aqoon isweydaarsi ah u qabatay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In