Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Saakow: Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa xasuuqii loo geystay Al-Shabaab “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Barnaamijyada, Wararka, Wararka Raadiyahaa, Wareysiyada
0
Nabad diidka Al-Shabaab oo Degmada Xarar-dheere ku xiray Waxgarad kasoo horjeestay amarro ay soo saareen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa loogu geystay Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo lagu xasuuqay horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka tirsan argagixisad Al-Shabaab.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Duqaynta  oo dhacday fiidnimadii xalay ayaa waxaa  bartilmaameed  ku ahaa goob  machad ah  oo  ay  dhagarqabayaasha Al-Shabaab ku marin habaabin jiren carruurta ay xoogga ku askareynayaan .

Xiliga  ay duqaynta  dhacaysay  waxaa  goobta ku  sugnaa  Afhayeenka  maleeshiyada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab  iyo  Xasan  Yacquub oo ka mid ah   horjoogeyaasha kooxda.Al-shabaab, kaasi oo dhaawac halis ah ka gaartay duqeynta.

Taliya Ururka 49 aad guutada 10 aad  Qaybta 43 aad ee Ciidanka Xoogga dalka Faarax Maxamed Turbac ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkii xalay lagu dilay in ka badan 30 isugu jirta Maleeshiyaad iyo horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo ku sugnaa goobta ay carruurta ku marin habaabinayeen.

Dowladda Soomaaliya oo garab ka heleysa saaxiibbadeeda caalamka ayaa dar dar geliyay duqeymaha iyo weerarrada lagula beegsanayo argagixisada Al-Shabaab goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Taliyaha

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/09/Cod-Taliyaha-ururka-49-aad-guutada-10-aad-Qaybta-43-aad-Faarax-maxamad-turbac-.mp3
Previous Post

Askar loo soo xiray dilkii loo geystay gabar ardayad ah “Dhageyso”

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ku howlan sidii ay ula wareegi lahayd Isbitaalladii danta guud

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ku howlan sidii ay ula wareegi lahayd Isbitaalladii danta guud

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ku howlan sidii ay ula wareegi lahayd Isbitaalladii danta guud

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In