Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudi Carabiya oo bogaadisay guulaha ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay la dagaalanka argagixisada

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Sacuudi Carabiya oo bogaadisay guulaha ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay la dagaalanka argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan laba geesood ah la qaatay dhiggiisa Sacuudi Carabiya Amiir Cabdicasis Aala Sacuud.

Kulanka oo ka dhacay Caasimadda Sucuudiga ee Riyaadh ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal, kobcinta iskaashiga labada wasaaradood ee ku aaddan howlaha muhiimka ah, tayeynta amniga, la dagaallanka argagixisada, xasilinta goobaha laga xoreeyay Khawaarijta, dib u heshiisiinta iyo arrimo kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir Cabdicasis Aala Sacuud ayaa bogaadiyay guulaha ay dowladda Soomaaliya ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, waxa uuna carabka ku adkeeyay in Boqortooyada Sucuudiga ay dadaal ugu jirto sidii loo xasillin lahaa Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Riyaadh.

Previous Post

Howlgal ka dhacay gobolka Baay oo lagu ku khaarijiyay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir doceed ka dhacay Imaaraadka

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir doceed ka dhacay Imaaraadka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir doceed ka dhacay Imaaraadka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In