Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudiga iyo Iiraan oo si rasmi ah dib ugu soo celiyay xiriirkoodii diblomaasiyadeed

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Sacuudiga iyo Iiraan oo si rasmi ah dib ugu soo celiyay xiriirkoodii diblomaasiyadeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iiraan ayaa Talaadadii shalay gaaray magaalada Dehraan ee Caasimadda Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, halka dhiggiisana uu ka degay magaalada Riyaad, talaabadaasi oo adkeysa dib usoo celinta xiriirkii rasmiga ah ee diblomaasi labada dal, taasi oo toddoba sano meesha ka maqneed.

Madaxda Iiraan iyo Sacuudi Carabiya ayaa isku Af-gartay inay dib u billaabaan xiriirkooda, islamaraana ay dib u furaan safaaradahooda  kadib heshiis ay udub dhexaad u aheed Dowladda China oo qabsoomay bishii Maarso.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Xariirka Riyaad iyo Dehraan ayaa si rasmi ah u go’ay 2016 kadib markii xarumaha diblomaasiyadeed ee Sacuudi Carabiya ay ku laheyd Iiraan ay weerareen dibad-baxayaal Iiraaniyiin ah oo ka careysanaa dil magaalada Riyaad loogu geeystay wadaad shiico ahaa oo la oran jiray Nimr Al-Nimr.

Danjiraha Iiraan ee Sacuudi Carabiya, Alireza Enayati, ayaa gaaray caasimadda Riyaad, halkaas oo ay ku qaabileen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo shaqaalaha safaaradda, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Iiraan ee IRNA.

Sidokale, Safaaradda Sacuudiga ee Dehraan ayaa dib u shaqo billowday bishii June ee sanadkan, waqtigaas oo  dib u furista Safaarada Dowladda Iiraan ay u sameysay xaflad calan saar ah.

Previous Post

Guddiga Arrimaha Xabsiga dhaxe ee Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Taliyaha Boliiska 

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dagaal haddii la galo waa la kala bartaa dadka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dagaal haddii la galo waa la kala bartaa dadka

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dagaal haddii la galo waa la kala bartaa dadka

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In