Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudiga oo soo iibsanaya Hub qiimahiisu dhan yahay $ 1.15 bilyan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Sacuudiga oo soo iibsanaya Hub qiimahiisu dhan yahay $ 1.15 bilyan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka, ayaa ogolaatay in Boqortooyada Sacuudiga laga iibiyo hub casri ah oo qiimihiisu dhan yahay $ 1.15 bilyan   oo isugu jira 130 Dabaabadood, 20 Gawaarida Gaashaaman ee wax burbiriya iyo hub kale.

Mareykanka, ayaa talaabadan qaaday, xilli Sacuudiga  uu dagaal kula jiro Xuutiyiinta Yeman, iyadoo haatan Duqeynta Cirka ah  ay xulufada  Sacuudiga ku wadaan Tageeerayaasha kooxda Xuutiyiinta ee Yeman, taasina ay dhalisay canbaareyn xooggan oo uga timid hay’adaha u dooda xuquul aadanaha, waxaana dagaalkaasi ku dhintay dad badan oo rayid ah.

Related posts

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026

Hubka casriga ah ee uu Mareykanku ka iibinayo Sacuudiga, ayaa la doonayaa in muddo 30 maalmood gudahooda ah ay ku ansixiyaan Gongareeska Mareykanka.

Xulufada Sacuudiga, ayaa dalka Yeman ka bilaabay dagaalka lagula jiro Xuutiyiinta  bishii March ee sanadkii 2015kii, ka gadaal markii Xuutiyiintu ay ku guulaysteen inay xukunka ka eryaan Xukuumadda Cabdul Rabbi Haddi Mansuur.

Previous Post

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis

Next Post

Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo Abu Dhabi kula kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada UAE

Next Post
Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo Abu Dhabi kula kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada UAE

Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo Abu Dhabi kula kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada UAE

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In