Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka JFS ee dalka Bakistaan oo la kulantay Taliyaha guud ee Ciidanka Badda dalkaasi

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Safiirka JFS ee dalka Bakistaan oo la kulantay Taliyaha guud ee Ciidanka Badda dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi oo la kulantay taliyaha guud ee ciidamada Badda ee dowladda Bakistaan ayaa waxa ay kawada hadleen iskaashiga ciidanka badda ee labada dal.

Sidoo kale labada masuul ayaa muujiyay sida ay uga go,antahay xoojinta iyo sida ay muhiim utahay in iskaashiga dhanka ciidanka ah badda uu dhexmaro labada loogu baahanyahay.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

“Waxaan kulan Iskaashi Ciidan Badda Ah Aan la yeeshtay Taliyaha Guud Ciidamada Badda

“Amjad Khan Niazi. Waxaan ka Wada Hadalnay Soomaaliya iyo Pakistan Sida aan u Xoojin laheyn Iskaashi Ciidan Ee Bada Ah,

“Dowladdaha Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay sameynta Iskaashi Ciidan Ee Badda Ah  oo dhexmara Labada Wadan.ayaa lagu yiri qoraal ka baxay xafiiska safaarada Soomaaliya ee dalka Bakistaan.

Tags: Safiirka JFS ee dalka Bakistaan oo la kulantay Taliyaha guud ee Ciidanka Badda dalkaasi
Previous Post

Fadhiga kursiga oo kaa qaldama sameyn intee la’eg ayuu ku yeelanayaa caafimaadkaaga?

Next Post

Dowladda Serbia oo ka mid noqotay dalalka reer Yurub ee lagu tegi karo baasaboorka Soomaaliya

Next Post
Dowladda Serbia oo ka mid noqotay dalalka reer Yurub ee lagu tegi karo baasaboorka Soomaaliya

Dowladda Serbia oo ka mid noqotay dalalka reer Yurub ee lagu tegi karo baasaboorka Soomaaliya

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In