Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo la kulmay Wasiirka Warshadaha Ethiopia

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo la kulmay Wasiirka Warshadaha Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka u fadhiya Soomaaliya Magalada Addis Ababa ee Xarunta Midawga Afrika iyo Dalka Ethiopia Danjire  Cabdullaahi Mohamed Warfaa ayaa kulan la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warshadaha Dawladda Ethiopia  Hassan Macalin waxayna ka wada hadleen arrimaha la xiriira wax soo saarka labada Wadan iyo is dhaafsiga khibradaha Warshadaha xili Dawladda Soomaaliya ay hirgelin doonto Warshadihii Dalku lahaa.

Soomaaliya ayaa ahayd Afrika wadanka ugu warshadaha badan waxaana ku xirnaa wadamada Afrika Warshadaynta Agabka Soomaaliya soo saarto iyo ma ciisahadda sida sonkorta oo Soomaaliya ahayd wadankaa ugu sonkorta wanaagsan Caalamka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026

Previous Post

Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”

Next Post

Koox-howleedka Farsamo ee Xalka waara ee Galmudug oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb

Next Post
Koox-howleedka Farsamo ee Xalka waara ee Galmudug oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb

Koox-howleedka Farsamo ee Xalka waara ee Galmudug oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa Habraaca...

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan madaxda hay’adda, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa guusha taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku guulaysatay in loo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In