Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Africa oo ka qayb galay shirka Safiirrada guud ee dalkaas

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
9 months ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Africa oo ka qayb galay shirka Safiirrada guud ee dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(SOUTH AFRICA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka South Afrika Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa maanta ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen dhammaan safiirrada waddamada Afrika ee fadhigoodu yahay dalka Koonfur Afrika.

Shirkan, intii uu socday, waxaa si rasmi ah looga wada hadlay arrimo muhiim ah oo khuseeya dowladaha caalamka iyo xiriirka dalalka.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Shirka waxaa si gaar ah looga hadlay arrinta la xiriirta Israaโ€™1l, oo lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah u aqoonsatay qaybo ka mid ah dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Waqooyi.

Dhanka kale, Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa jeediyay qudbad muhiim ah, isagoo si cad u sheegay in tallaabo kasta oo lagu faragelinayo madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya ay tahay mid aan la aqbali karin, kana hor imaanaysa xeerarka caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay.

Safiirku waxa uu xusay in Israaโ€™1l ay isku dayayso inay u wareejiso dhibaatooyinka ka jira Bariga Dhexe dhul Soomaaliyeed, taas oo khatar ku ah amniga gobolka iyo xasilloonida Geeska Afrika.

Dhankooda, dhammaan safiirradii kulanka goob-joogga ahaa ayaa xusay inay ka soo horjeedaan tallaabada ay qaaday Israaโ€™1L, ayna xasillooni-darro ku tahay xaaladda gobolka, iyagoo carrabka ku adkeeyay in ay muqaddas tahay ilaalinta madax-bannaanida dhuleed iyo midda cir ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay mar kale adkaynaysaa mowqifkeeda cad ee ku aaddan ilaalinta midnimadeeda dhuleed, isla markaana waxa ay ugu baaqaysaa beesha caalamka in ay ixtiraamaan madax-bannaanida Soomaaliya iyo goโ€™aamada sharci ee caalamiga ah.

Previous Post

Ciidanka NISA oo gacanta kusoo dhigay Shabakad Argagixiso

Next Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo dalka Qatar kula kulmay saraakiil Soomaaliyeed oo ka qalin-jabiyay kuliyadda Booliska ee Qatar

Next Post
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo dalka Qatar kula kulmay saraakiil Soomaaliyeed oo ka qalin-jabiyay kuliyadda Booliska ee Qatar

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo dalka Qatar kula kulmay saraakiil Soomaaliyeed oo ka qalin-jabiyay kuliyadda Booliska ee Qatar

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In