Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Salaad Janaaso ah oo lagu tukaday goobtii ay ka dhacday musiibadii 14-kii bishan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Salaad Janaaso ah oo lagu tukaday goobtii ay ka dhacday musiibadii 14-kii bishan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kumanaan qof ayaa maanta salaaddi Jimcaha kaddib isugu yimid goobtii masiibada weyn ka dhacday 14 October Maalintii Sabtida, kadibna waxa ay salaadda Janaasada ku tukadeen halkii ay musiibada ka dhacay, iyagoo si wada jir ah ugu duceeyey marxuumiintii shuhadada ahaa ee lagu waayay 14-kii bishan.

Salaadda Janaasada kaddib ayaa Jamaacada Masaajidka Cumar Binu Khadaab, dadkii kale ee ka qeyb galay salaadda iyo Imaamka Masjidka Sheekh Cabdi Xayyi waxa ay u duceeyeen marxuumiintii shuhadada, iyagoo Alle uga baryay in uu Janadii Fardowso ka waraabiyo, kuwa dhaawacana uu Alle bogsiiyo.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Sugaal Macalin Maxamuud oo tegay goobta ayaa ku waramay in dhamaan intii ka qeyb gashay salaadda Janaasada ay wajiyadooda ka muuqatay shacuur, iyagoo bulshada ka codsaday inay hal meel uga soo wada jeestaan cadowga gumaadka ku haya bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay deeq dawo ah oo ka timid Ethiopia “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta kala hadlay kordhinta taageerada ay siineyso Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta kala hadlay kordhinta taageerada ay siineyso Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta kala hadlay kordhinta taageerada ay siineyso Soomaaliya

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In