Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saldhiga Booliiska Magaalada Dhuusamareeb oo xariga looga jaray Xafiiska cusub “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Saldhiga Booliiska Magaalada Dhuusamareeb oo xariga looga jaray Xafiiska cusub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa kasoo qeyb galay furitaanka Xafiiska Mas’uuliyiin Sare oo ka tirsan Dowlad goboleedka galmudug sida Xildhibaanno, Wasiiro, Maamulka Degmada, Saraakiil Booliis iyo Ururada Saxaafadda Dhuusamareeb .

Taliyaha Saldhiga Booliiska, Gashaanle  Maxamed Xasan Warsame ayaa ugu horreyn Xafiiska kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta ka qeyb gashay Xafladda, waxa uuna umahadceliyay Bulshadii gacanta ka geysatay hirgalinta dhismaha Xafiiskan Cusub.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Guddoomiyaha Gudigga bilic soo celinta Dhuusamareeb Mudane Shariif Maxmaed Geedi  oo dhankiisa ka waramey howsha is-xilqaanka ah ee Dhuusamareeb ka socota ayaa tilmaamey in ay muhiim tahay sii wadisteeda.

Guddoomiyaha Degmada Dhuusamareeb Abdirahman Cali Maxamed (geeda-qorow) oo ka hadlay ayaa si guud ugu mahadceliyay Saraakiisha ku howlan dib udayactirka fadhiyada muhiimka ah ee Saldhiga, sidoo kalena sheegay in ay ka maamulka ahaan ku gacan siinayaan Taliska.

Gashaanle Sare Khaliif Cabdullaaahi Maalin, Taliyaha Qeybta guud ee Booliiska Galmudug ayaa Mas’uuliyiinta ka qeyb galay Munasabada ka Codsaday in si wada jir ah looga qeyb qaato dhismaha Xabsi Cusub oo uu yeesho Saldhiga, taas uu sheegay in baahi weyn looqabo.

Previous Post

Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay dalka Guinea

Next Post

Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed oo kulan la qaadatay hay’adda Save the Children  “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed oo kulan la qaadatay hay’adda Save the Children  “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed oo kulan la qaadatay hay'adda Save the Children  "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In