Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan
0
Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dunida oo dhan waxaa maanta laga xusay 21 September oo ah maalinta loo asteeyay, maalinta nabadda adduunka. Waxaa la is xusuusiyaa xumaanta laga dhaxlay colaadaha aloosan iyo samaanta nabadda.

Dalkeennu waxa uu colaado lagu hoobtay ku jiray waqti dheer oo ka badan 20 sano.

Related posts

Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

October 29, 2021
Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kaltanka ololaha isxilqaan “SAWIRRO”

Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kaltanka ololaha isxilqaan “SAWIRRO”

October 28, 2021

Sanado badan ayay kooxo beeleed iyo kuwo sheegaya in ay diin u dagaallamayaan dhibaato ba’an ku hayeen bulshada Soomaaliyeed.

Boqollaal kun ayaa ku dhintay colaadda iyo dhibaatooyinkii ka dhashay oo ay abaaro iyo cudurro ka mid yihiin.

Alshabaab oo Islaamnimo sheegta ayaa iyaguna arrinta uga sii daray, markii ay soo dhoofiyeen qaraxyo ismiidaamin ah iyo gowrac dad biri-mageydo ah.

Sanado badan oo colaad  iyo burbur ah ka dib, Soomaalidu waxay u baahi qabaan nabad gelyo buuxda.

Samaanta nabadda iyo Xumaanta colaadda. Waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Maxamed Cabdulle Maxamed

Brands Of Watches rolex daytona real or fake Buy fake watches A Watch fake rolex watches replica watches usa Buy replica watch Swiss fake breitling watches navitimer Chronographs tag heuer replica

 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/10/TUBTA-TOOSAN-21.09.2015.mp3
Previous Post

Wariyeyaashii Universal oo xabsiga laga sii daayay

Next Post

Kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin Bulshada.

Next Post
Kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin Bulshada.

Kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin Bulshada.

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In