Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska sanad guurada 2-aad ee Jimciyadda SOHEDA oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xuska sanad guurada 2-aad ee Jimciyadda SOHEDA oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabad ay ka qeyb galeen xubno katirsan labada gole ee dowladda federaalka Somaaliya qaybaha kale duwan ee bulashada iyo boqolaal ka tirsan ardayda dhigata iskuulada gacanta ay ku hayso Heyโ€™ada Horumarinta Tacliinta iyo gar gaarka biniโ€™aadanimo ismarkaana lagu xusayey sanad guuradii 2-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay hayโ€™adda horumarinta Tacliinta iyo gargaarka biniโ€™aadanimo Soomaaliyeed ee SOHEDA ayaa lagu qabtay hotel SYL ee magaalada Muqdisho.

Hay โ€˜adda horumarinta Tacliinta iyo Gargaarka Biniโ€™aadanimo ee uu lahaa fikirka hirgalinta heyโ€™adaasi Xildhibaan Yuusuf Xeyle Jimcaale oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay gacanta ku heysaa 39 iskuul oo ay dhigtaan 860 arday.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Munaasabadda ayaa intii ay socotay waxa lagu soo bandhigay filim Decumentry ah oo ka hadlayay waxyaabihii ay qabatay heyโ€™ada labadii sano ee la soo dhaafay.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan iyo C/kariim Xuseen Guuleed wasiirkii hore arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ahna la Taliyaha dhinaca siyaasadda ee madaxweynaha Dalka oo goobta ka hadlay ayaa muujiyay sida muhiim ay u tahay wax barida ubadka Soomaaliyeed ee danta yarta ah iyagoo ammaanay waxqabadka heyโ€™adda SOHEDA.

Xildhibaan Bashiir Caddow oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya kuna hadlayay magaca Xildhibaannadii ka qeyb galay Munaasabadda ayaa ku booriyay umadda Soomaaliyeed in ay ku daydaan Xildhibaan Yuusuf Xeyle.

Wasiirka beeraha Soomaaliya mudane Axmed Xasan Gaboobe Ugaas Bile oo isna hadal kooban ka jeediyey halkaasi ayaa tilmamay in ardayda Soomaaliyeed ee danyarta ah in wax la baro ay tahay arrin ahmiyad weyn leh.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya oo ugu dambeyntii ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in uu bixin doono waxbarashada 100 arday oo lagu biirinayo kuwii horey u dhiganayay skuulada ay gacanta ku heyso hayโ€™adda, islamarkaana Dowladda Soomaaliya ay ka goโ€™antahay tageerida wax kasta oo lagu horumarinayo Tacliinta ubadka Soomaaliyeed.

soheda-1

soheda-2

soheda-3

soheda-4

soheda-5

soheda-7

soheda-8

soheda-9

soheda-10

soheda-11

soheda-12

soheda-13

soheda-14

soheda-15

Previous Post

Wasiirka Difaaca Oo kormeer ku tagey goobo ay dagan yihiin dadkii ka barakacay Dagaalkii Guriceel “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In