Monday, June 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sanad guuradii 50 aad ee aas aaska Ciidanka Badda oo maanta lagu qabtay Muqdisho”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Sanad guuradii 50 aad ee aas aaska Ciidanka Badda oo maanta lagu qabtay Muqdisho”sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada 50 Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka badda Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga Dalka ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Xarunta Ciidanka badda ee magaalada Muqdisho iyadoo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiin katirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin sii hayaha Wasiirka Gaashaandhiga Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud,Wasiira Cusub ee Gaashaandhiga Gen Cabdul qaadir Sheekh Cali Diini,Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Abaanduulaha Ciidanka Xooga, Taliyaha Ciidanka Badda, Taliyaha Ciidanka Cirka, saeraakiil,Sii-hayaha safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Turkiga iyo Mas’uuliyiin kale.

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda ayaa waxaa ay Munaasabada ku soo bandhigeen Gaada ka ciyaar Qurux badan iyadoo Ciidanka baambeyda Xooga Dalka ay qayb ka ahaayeen Munaasabada Mas’uuliyiinta ayaana Salaan ka qaatay Ciidanka.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Talihii Hore ee Ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Soomaaliyeed hadana ah Agaasimaha Hay,ada badaha Soomaliya Admaraal Faarax Qare taliyaha Ciidanka Cirka Sareeyo Guuto Maxamuud Sheekh Cali Dable Beylood iyo abaan duulaha Ciidanka Xooga Dalka Sareeyo Guuto Cabdi Risaaq Khaliif Cilmi ayaa hambalyo waxaa ay si wada jir ah ugu direen Ciidanka Badda iyagoo ku baaqay in la dhiso Ciidanka Badda si amaanka Xeebaha soomaaliyeed cadawga looga difaaco.

Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed Admaraal Madey Nuurey Sheekh Ufurow oo Munaasabada Khudbad ka soo jeediyay ayaa waxaa uu Hambalyo u diray Qaybaha kala duwan Ciidanka Badda Soomaliyeed waxaana uu Dowladda ka Codsaday in lagu gacansiiyo sidii Ciidanka Badda loo tayeyn lahaa iyo Cadawga ay ka difaacaan Biyaha Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa sheegay in iyadoo talisku uu Fulinayo markii madaxweynaha ee ahaa in la dhiso Ciidan tayeysan oo qaranka Soomaaliyeeed uu leeeyahay.

Sii hayaha Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo gaba gabadii ka hadlay Munaasabada ayaa waxaa uu hambalyo u diray Ciidanka Badda Soomaaliya oo u dabaal dagaya 50 sano guurada ka soow areegatay Markii ay ka howl bilaabeeen Xeebaha Soomaaliya isagoo u rajeeyay Taliska Ciidanka Xooga in uu hormariyo Ciidanka Xooga si gaar ah kuwa Badda.
IMG_0786

IMG_0799

IMG_0800

IMG_0803

IMG_0804

IMG_0805

IMG_0806

IMG_0807

IMG_0810

IMG_0885

IMG_0886

IMG_0887

IMG_0888

IMG_0897

IMG_0898

IMG_0900

IMG_0901

IMG_0902

IMG_0949

IMG_0994

IMG_0995

IMG_1002

IMG_1003

IMG_1010

IMG_1017

IMG_1018

IMG_1019

IMG_1020

IMG_1022

IMG_1023

IMG_1024

IMG_1025

IMG_1026

IMG_1027

IMG_1039

IMG_1040

IMG_1045

IMG_1046

IMG_1047

IMG_1050

IMG_1051

IMG_1053

IMG_1054

IMG_1055

IMG_1056

IMG_1067

IMG_1079

IMG_1080

IMG_1081

IMG_1083

IMG_1084

IMG_1087

IMG_1094

IMG_1100

IMG_1112

IMG_1118

IMG_1125

IMG_1126

IMG_1143

IMG_1144

IMG_1145

IMG_1160

IMG_1181

IMG_1185

IMG_1199

IMG_1200

IMG_1201

IMG_1202

IMG_1203

IMG_1209

IMG_1210

IMG_1211

IMG_1216

IMG_1222

IMG_1223

IMG_1224

IMG_1225

IMG_1226

IMG_1227

IMG_1228

IMG_1229

IMG_1230

IMG_1231

IMG_1232

IMG_1233

IMG_1234

IMG_1235

IMG_1236

IMG_1250

Sawir Qaade: Qadar Cali Nuur

Previous Post

Xulka Ivory Coast oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Abidjan “SAWIRRO”

Next Post

Howlgallo lagu soo qabtay tiro dad ah oo laga sameeyay Degmooyinka Xamarweyne iyo Warta Nabadda “SAWIRRO”

Next Post
Howlgallo lagu soo qabtay tiro dad ah oo laga sameeyay Degmooyinka Xamarweyne iyo Warta Nabadda “SAWIRRO”

Howlgallo lagu soo qabtay tiro dad ah oo laga sameeyay Degmooyinka Xamarweyne iyo Warta Nabadda “SAWIRRO”

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In