Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sanad guuradii 55 aad ee Ciidan Cirka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Sanad guuradii 55 aad ee Ciidan Cirka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada 55- Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka Cirka Soomaaliya oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga Dalka ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Xerada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qayb galeen Masโ€™uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin sii hayaha Wasiirka Gaashaandhiga Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud,Wasiira Cusub ee Gaashaandhiga Gen Cabdul qaadir Sheekh Cali Diini, Abaanduulaha Ciidanka Xooga, Ahna Ku simaha taliyaha, iyo Taliyaha Ciidanka Badda, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Turkiga iyo Masโ€™uuliyiin kale.

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Cirka ayaa waxaa ay Munaasabada ku soo bandhigeen Gaada ka ciyaar Qurux badan, iyadoo Ciidanka baambeyda Xooga Dalka ay qayb ka ahaayeen Munaasabada Masโ€™uuliyiinta ayaana Salaan ka qaatay Ciidanka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Sareeyo Guuto Maxamuud Sheekh Cali (Dable Beyloot) Khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ka sheekeeyay taariikhda Ciidanka Cirka iyo marxaladihii uu soo maray iyo sida hadda uu yahay wuxuuna uu hoosta ka xariiqay in ciidanka cirka uu u baahan yahay dib u dhis xoog leh taasi uu sheegay in marnaba aan riyo lagu dhisi Karin laakiin loo baahan yahay dadaal xoog leh.

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyee ahna ku simaha Taliyaha Sareeyo Guuto C/risaaq Khaliif Cilmi oo isna munaasabadda ka hadlay ayaa u hambalyeeyay ciidanka Cirka iyo xaasaskooda, isagoo ka hadlay qorshaha ay ku doonayaan in dib ay u dhisaan ciidanka Cirka oo ah lafdhabarka dowladda Soomaaliya.

Sii hayaha Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ka hadlay Munaasabada ayaa waxaa uu hambalyo u diray Ciidanka Cirka Soomaaliya oo u dabaal dagaya 55-sano guuradii ka soo wareegatay Aas Aaska Ciidankaasi, isagoo u rajeeyay Taliska Ciidanka Xooga in uu horumariyo Ciidanka Cirka Soomaaliya, wuxuuna dhinaca kale uu muujiyay in si wadajir ah munaasabadaasi ay kaga qeyb galaan isaga iyo wasiirka xilka la wareegaya C/qaadir Sheekh Cali Diini.

Gaba gabada munaasabadda ayaa waxaa hadal ka jeediyay Wasiirka cusub ee xilka la wareegaya Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini oo u hambalyeeyay ciidamada ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay horumarka ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ciidanka Cirka uu ku tilaabsaday, isagoo sheegay in ciidanka uusan aheyn laba sano ka hor sidii uu ahaa.

Previous Post

Guddiggii colaada Guriceel oo sheegay in ay meel wanaagsan u marayso howlaha nabadeynta ah

Next Post

Wasiirada Cadaalada,Dastuurka iyo Waxbarashada oo maanta la wareegay xilalkooda”SAWIRO”

Next Post
Wasiirada Cadaalada,Dastuurka iyo Waxbarashada oo maanta la wareegay xilalkooda”SAWIRO”

Wasiirada Cadaalada,Dastuurka iyo Waxbarashada oo maanta la wareegay xilalkooda"SAWIRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In