Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil booliis ah oo loo furey aqoon kororsi-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Saraakiil booliis ah oo loo furey aqoon kororsi-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Taliyaha ciidanka booliska iyo saraakiil kale ayaa maanta ka qeyb galay aqoon kororsi loo furayay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska, kaasi oo lagu qabtay dugsiga tababbarka ciidanka booliska Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Taliyaha ciidanka booliska iyo mas’uuliyiintii la socotay markii ay goobta gaareen waxa ay salaam sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka booliska, intaas kadib waxa ay u gudbeen hoolka ay ka socotay aqoon kororsiga oo socon doono muddo bil ah.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in taliska ay ka go’antahay sare u qaadidda aqoonta ciidanka booliska, isagoo kula dar daarmay inay ka faa’iideystaan oo waqtiga ilaaliyaan.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa tilmaamay inay muhiimtahay in sare loo qaado aqoonta ciidanka, maadaama boolisku uu yahay saaxiibka koowaad ee shacabka.

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa wada dadaallo lagu kobcinayo aqoonta ciidanka.

vlcsnap-2015-12-31-13h01m00s103 vlcsnap-2015-12-31-13h01m48s71 vlcsnap-2015-12-31-13h02m08s38 vlcsnap-2015-12-31-13h02m27s223 vlcsnap-2015-12-31-13h02m36s65 vlcsnap-2015-12-31-13h02m47s170 vlcsnap-2015-12-31-13h03m09s131 vlcsnap-2015-12-31-13h03m25s15 vlcsnap-2015-12-31-13h03m50s5 vlcsnap-2015-12-31-13h04m06s194 vlcsnap-2015-12-31-13h04m20s76

Previous Post

Wasaaradda Haweenka oo qabatay kulan xuquuqul insaanka looga hadlayay -Sawirro

Next Post

Marwada Madaxweynaha oo xariga ka jartay ceelbiyood qaxootiga Yaman loo qoday

Next Post
Marwada madaxweynaha oo deeq ku wareejisay gudigga gurmadka qaxootiga Yemen

Marwada Madaxweynaha oo xariga ka jartay ceelbiyood qaxootiga Yaman loo qoday

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In