Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ciidan oo gaaray magaalada Jowhar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ciidan oo gaaray magaalada Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Taliska Ciidanka Kummaandooska DANAB Ururka 7-aad guutada 16-aad ee Ciidanka Kummaandooska ahna ku-simaha Taliyaha guutada 16-aad ee xoogga dalka Soomaaliya,ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimad Maamulka Hirshabeelle,iyadoo halkaas ay ku soo dhaweeyeen Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga.

Saraakiishan ciidan ee gaaray magaalada Jowhar oo uu hoggaaminayo kusimaha Taliyaha guutada 16-aad Xasan Maxamed Cismaan ayaa waxaa halkaas ku soo dhoweeyay Saraakiil ciidan iyo xubno maamulka Hirshabeelle ka tirsan.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Taliyaha ayaa kulamo gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka DANAB iyo kuwa Milateriga Dowladda Federaalka, isagoo kala hadlay howlgalada kala duwan ee ka socda deegaanada Maamulka Hirshabeelle.

Wuxuuna Saraakiisha ciidan ee uu la kulmay faray in ay sii wadaan  howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Al-shabaab eek a socda deegaanada Hirshabeelle iyo kuwa lagu xaqiijinayo amniga.

Previous Post

Nabad ka bidhaantay Janaale ka dib Jabkii Cadow Al-Shabaab+Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo dhagax dhigay qeyb lagu soo kordhiyay isbitaalka Yardimeli “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaaraha oo dhagax dhigay qeyb lagu soo kordhiyay isbitaalka Yardimeli “SAWIRRO”

Ra'iisul wasaaraha oo dhagax dhigay qeyb lagu soo kordhiyay isbitaalka Yardimeli "SAWIRRO"

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In