Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil Ka Socotay Hay’adaha QM Oo Soo Gaaray Gaalkacyo ” SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Saraakiil Ka Socotay Hay’adaha QM Oo Soo Gaaray Gaalkacyo ” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiil ka socatay hay’addaha Qaramada Madoobe oo door ku lahaa dhismaha Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo mashaariicda horumarineed ee ka qabsoomay Gaalkacyo mudadii labada sano aheyd ee uu dhisnaa golaha deegaanka degmada, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Saraakiishaan oo sida ay sheegeen u jeedada imaanshahoodu uu ahaa mid la xariira u kuurgalida waxyaabihii u qabsoomay maamulka degmada tan iyo wixii ka dambeeyay dhismihii golaha deegaanka, ayaa maanta kulan kula qaatay Xarunta Dowlada hoose ee degmada.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Kulanka,ayaa ugu horreyn maamulka degmada waxay ka warbixiyeen waxyaabihii u qabsoomay, iyadoo ay soo bandhigeen muuqaalo muujinay shaqada adag ee dhinac walba leh oo maamulku qabtay, kuwaas oo ahaa inta badan kuwa isku tashi ah looga hirgaliyay Gaalkacyo.

Saraakiisha ka socatay Hay’adda FCA iyo Wasaaradda arrimaha dibada Finland,ayaa sidoo kale sheegay inay wax badan kala shaqeeyaan maamulka ayna sii wadayaan mashaariicda horumarineed,iyagoo kaashanaya sida ay xuseen Wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya iyo Wasaaradaha kale ee ka masuulka ah shaqada ay ka qabanayaan dalka guud ahaan.

Ugu dambeyn waxa ay u mahadceliyeen hoggaanka maamulka degmada Gaalkacyo iyo dhammaan Golaha deegaanka dagmada Gaalkacyo oo ay ku tilmaameen in dhammaan maamulada dagmooyinka dalka ay tusaale u noqan karaan.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Tacsiyeeyay Mashaqadii Ka Dhacday Baladweyne 

Next Post

Guddiga Joogtada ah ee G/Shacabka Oo Ansixiyay Xogayaha joogtada ah ee Golaha

Next Post
Guddiga Joogtada ah ee G/Shacabka Oo Ansixiyay Xogayaha joogtada ah ee Golaha

Guddiga Joogtada ah ee G/Shacabka Oo Ansixiyay Xogayaha joogtada ah ee Golaha

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In