Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan ciidanka Hirshabeelle oo tababar uga furmay Jowhar “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan ciidanka Hirshabeelle oo tababar uga furmay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle, tababar ugu furtay saraakill tiradoodu gaareeyso 20 xubnood, kana tirsan qaybaha kala duwan ee ciidamada qalabka sida ee ka hawlgala deegaannada Hirshabeelle.

Tabarbarkaani oo socon doona muddo lix maalmood ah ayaa lagu baridoonaa saraakiilsha lamaanaha, amniga ee ka qaybgashay tababarka sugida amniga xiliga doorashada Xildhibaannada golaha shacabka deedeegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle oo dhowaan lugu wado in ay qabsoonto.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Tababarka ayaa waxaa ka qaybgalay saraakiil sar sare oo ka kala socda Federaalka iyo maamulka Hirshabeelle.Taliyaha booliska Hirshabeelle Xasan Dhicisoow Xasan iyo Axmed Cali Aybakar oo ah madaxa xogheynta amniga doorashooyinka dalka ayaa ka hadlay muhiimadda tababarka uu u leeyahay laamaha amniga.

Ugu dambeeyn waxaa goobta ka hadlay Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo furay tababarka ayaa kula dardaarmay ciidamadii nasiibku u saamaxay in ay heelaan tababar aqoontooda kor loogu qaadayo in ay ilaaliyaan sirta amniga doorashada.

Previous Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta oo gaaray Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka qayb gashay shir looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo ka qayb gashay shir looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka

Wasiirka Caafimaadka oo ka qayb gashay shir looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In