Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil Ka Tirsan Midowga Yurub oo Nairobi uga Hadlay uu Marayo Howlgalka Lagu Tababarayo Ciidamada Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Saraakiil Ka Tirsan Midowga Yurub oo Nairobi uga Hadlay uu Marayo Howlgalka Lagu Tababarayo Ciidamada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka midowga yurub u qaabilsan soomaaliya Michele Cervone dโ€™Urso oo ay dhinacyada ka fadhiyeen taliyaha xilka wareejinaya ee howlgalka midowga yurub u qaabilsanaa tababaridda ciidamada Soomaaliya Bridg Gen Massimo Mingaradi iyo taliyaha cusub ee xilka la wareegaya Bridg gen Antonio Maggi oo maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay halka u marayo howgalka ay midowga yurub ku tababarayaan kuna qalabeynayaan ciidamada dowlada Soomaaliya.

Taliyaha xilka wareejinayo ee howlgalka midowga yurub u qaabilsanaa tababaridda ciidamada dowlada Soomaaliya Bridg Gen Massimo Mingaradi ayaa sheegay in laga soo bilaabo bishii February ilaa bishii December ee sanadkii 2014 ay dowlada Soomaaliya xerada Jazira ee duleedka magaalada muqdisho ku tababareen ciiidamo gaaraya ilaa 1400 oo askari,islamarkaana ay sanadkan 2015 tababari doonaan 1000 kun sarkaal kuwaasi oo awood u yeelan doono mustaqblka ay tababaraan ciidamada dowlada Soomaaliya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Bridg Gen Massimo Mingaradi ayaa sheegay in howlgalka midowga yurub ay ku tababarayaan ciidamada dowlada Soomaaliya uu dhamaan doono sanadka 2016,isagoo ay sheegay in howlgalkan oo soo bilowday sanadkii 2010 ay rajeynayaan in ay dowlada Soomaaliya ugu tababaraaan ciidamo gaaraya ilaa 7 kun oo askari.

Bridg Gen Massimo Mingaradi ayaa u mahad celiyay 12-toban wada oo ka tirsan midowga yurub,kuwaasi oo ka qeyb daadanaya howlgalka ay midowga yurub ku tababarayaan ciidamada dowlada Soomaaliya.

โ€œWaa guuleystay howgalka ay midowga yurub ku tababarayaan ciidamada dowlada Soomaaliya,marka laga eego dhanka siyaasadda iyo militarigaโ€Ayuu yiri Bridg Gen Massimo Mingaradi.

Ugu danbeyntii safiiirka midowga yurub u qaabilsan soomaaliya Michele Cervone dโ€™Urso ayaa sheegay in midowga yurub ay sii wadi doonaan taageerada ay siinayaan dowlada Soomaaliya iyo tababaridda ciidamada dowlada Soomaaliya, si ay awood ugu yeeshaan in ay la wareegaan ammaanka guud ahaan dalka Soomaaliya.

โ€œSanadkii la soo dhaafay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya waxa ay Al-shabaab ka xoreeyeen magaalooyin badan,lakiin sanadkan waxaa loo baahanyahay in horumar la sameeyoโ€Ayuu yiri Ambassador Michele Cervone dโ€™Urso.

Howlgalka ay midowga yurub ku tababarayaan ciidamada dowlada Soomaaliya oo soo bilowday sanadkii 2010 ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo bisha December ee sanadka 2016.

Previous Post

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay horumarinta Afkeenna Soomaaliga (Dhageyso+Sawirro)

Next Post

Carruur uu soo ritay cudurka Jadeecada oo la gaarsiiyay Isbitaalka Beledweyne

Next Post
Carruur uu soo ritay cudurka Jadeecada oo la gaarsiiyay Isbitaalka Beledweyne

Carruur uu soo ritay cudurka Jadeecada oo la gaarsiiyay Isbitaalka Beledweyne

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In