Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil QM ka tirsan oo maanta gaaray Cadaado

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Saraakiil QM ka tirsan oo maanta gaaray Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ku qaabilay xafiiskiisa madaxtoyada, madax ka socota hay’adaha UN kuwaasi oo maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee caasimada ku meelgaarka ah ee Galmudug.

Wafdigaan oo uu hogaaminyay JOAKIM  KLANG oo kamida saraakiisha qaramada Midoobay uga wakiilka ah hirgalinta doorashooyinka  heer federaal ee Soomaaliya ayaa ujeedka socdaalkoodu yahay inay u kuurgalayeen isla markaana qiimeyn ku sameeyaan goobaha  ay ka dhacayaan doorashooyinka iyo xaaladaha ammaanka.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Intii ay Wafdigu ku sugnaayeen magaalada Cadaado waxaa ay kulamo la qaateen Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, waxaana ay si qoto dheer u falanqeeyeen dardargelinta hanaanka doorashooyinka baarlamaanka heer federaal iyo sugidda ammaanka guud ee Galmudug.

Wafdiga ayaa kormeer ku tagay goobaha ay ka dhici doonaan doorashooyinka baarlamaanka heer federaal islamarkaana waxa ay sheegeen in loo baahanyahay in si wanaagsan loo dardar galiyo doorashooyinka oo dhawaan lafilayo in ay deegaanada Galmudug ka qab soo maan.

Ugu danbeeyntii  Madaxweyne ku xigeenaka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay Galmudug u diyaar garoowday hirgalinta doorashoyinka islamarkaan ay xil gaar ah iska saartay sidii ay halkaan uga dhici lahaayeen doorashoyin xalaal ah isla markaana ay Galmudug u diyaar garooday in aysan dhicin wax isdaba marin, intaas kadib wafdiga ayaa ku laabtay, magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya.

Previous Post

QM oo sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga adduunka

Next Post

Xuska maalinta Qaxootiga Caalamka oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
QM oo sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga adduunka

Xuska maalinta Qaxootiga Caalamka oo lagu qabtay Muqdisho

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In