Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil sar sare oo ka tirsan W/kuuriya oo xilkii laga qaaday

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Saraakiil sar sare oo ka tirsan W/kuuriya oo xilkii laga qaaday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

February 25, 2026
Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

February 25, 2026
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jun Un ayaa warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in uu xilka qaadis uu ku sameeyey saraakiil sar sare oo ka tirsanayd Militariga Dalkaasi,iyo Xukuumadda,taasi oo walaac badan ka abuurtya dalkaasi.

Saraakiishsa Dowladad Pyongyong ay xilka ka xayuubisay ayaa waxaa kamid ah Wasiirkii Gaashaandhiga,taliyihii Ciidamada iyo ninka u qaabilsanaa xafiiska guud ee siyaasadda Dalkaasi.

Wararkaasi ayaa waxaa laga soo xigtay warbaahinada wadamada Kuuriyada Koonfureed iyo Dalka Jaban,waxaana la sheegay in uu arrinkaasi shaaciyay sarkaal Mareykan ah oo magaciisa aan la shaacin.

Macadda sababta,balse dadka odoroosa arrimaha siyaasadda dalkaasi ayaa ku tilmaamaya in hoggaamiyaha kuuriyada Waqooyi uu ka baqayo in kacdoon oo qabsado.

Dadka Kuuriyada Waqooyi ayaa u arka Mareykanka Cadow,waxaana arrintani ay u muuqataa mid xiriir la leh cabsidaasi,maadaama dhawaanahay ay warbaahinta Dalkaasi ka gaabsatay dacaayadii laga fidin jiray Mareykanka,laguna bedelay wararka ku saabsan kulanka hoggaamiyaasha Labada Dal.

Previous Post

Faah faahin ka soo baxaysa Tahriibayaal ku dhintay xeebaha Tunisa

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo ka furay shirka Golaha Amniga “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo ka furay shirka Golaha Amniga “SAWIRRO”

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo ka furay shirka Golaha Amniga "SAWIRRO"

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

February 25, 2026
0

    WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, February 24, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar...

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

February 25, 2026
0

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ka furmaya shir heer caalami ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta saaxiibtinimada iyo iskaashiga...

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 24, 2026
0

  Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos...

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

February 24, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Maxamed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In