Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka booliska oo tababar u furay saraakiil booliis “SAWIRRO”

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka booliska oo tababar u furay saraakiil booliis “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliska ayaa manta tababar magaalada Muqdisho uga furay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo kala yimid gobolada dalka.

Saraakiisha tababarka loo furay oo ka kala yimid gobolada dalka ayaa waxa uu tababarkoda socon doono afar cisho, kuwaasi oo la bari doono sharciyada booliska uga aadan hirgelinta nidaamka federaalka ah, maadaama saraakiisha ay ka kala yimaadeen maamul gobolleedyada dalka, loogana baahanyahay inay u adeegaan bulshadooda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar ka mid ah saraakiisha tababarka loo furay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsansiyihiin siminaarkan uu taliska ciidanka booliska ugu qabtay Muqdisho, iyagoo xusay in waxyaabaha ay ka faa’iideystaan ay ugu adeegi doonaan bulshada ku nool deegaannada ay ka yimaadeen.
Taliyaha ciidanka booliska Saraayo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo furay tababarka ayaa sheegay in ciidanka booliska uusan lahayn xuduud, isla markaana sharciyadiisay ay ka midtahay u adeegidda shacabka heer gobol ilaa iyo heer Qaran.

Saraakiisha tababarka loo furay ee laga kala keenay Maamul goboleedyada dalka ayaa la barayaa doorka uga aadan xasilinta amniga iyo la shaqeynta hay’adaha kale ee dhanka nabadgelyada qaabilsan, si looga hortago waxkasta oo qal qal ku abuuri kara amniga.

vlcsnap-2015-09-27-19h21m25s202 vlcsnap-2015-09-27-19h22m35s197 vlcsnap-2015-09-27-19h23m26s192 vlcsnap-2015-09-27-19h23m33s2 vlcsnap-2015-09-27-19h23m42s95 vlcsnap-2015-09-27-19h24m17s117 vlcsnap-2015-09-27-19h24m21s117 vlcsnap-2015-09-27-19h24m58s90 vlcsnap-2015-09-27-19h25m07s183 vlcsnap-2015-09-27-19h25m19s40 vlcsnap-2015-09-27-19h25m28s132 vlcsnap-2015-09-27-19h25m31s167 vlcsnap-2015-09-27-19h26m08s27 vlcsnap-2015-09-27-19h26m24s182 vlcsnap-2015-09-27-19h27m18s209 vlcsnap-2015-09-27-19h27m48s251 vlcsnap-2015-09-27-19h28m02s134 vlcsnap-2015-09-27-19h28m28s110

Previous Post

Wefdi ka ka socda maamulka koonfur galbeed oo booqanaya Buurhakaba

Next Post

Maalinta dalxiiska aduunka oo Muqdisho laga xusay

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Maalinta dalxiiska aduunka oo Muqdisho laga xusay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In