Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiisha Hay’adda Socdaalka Laanta Puntland oo beeniyay in shaqo joojin lagu sameeyay xafiiska Puntland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan lagu beeninayay warar been abuur ah oo qaar ka mid ah  warbaahinta Soomaalidu qortay oo ku aadanaa in xayiraad la saaray xafiiskii Socdaalka iyo Jinsiyada Puntland waxaa goob jog ka ahaa Agaasime ku xigeenka Hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Madaxda laanta socdaalka iyo Jinsiyada ee qaybta Puntland , Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo qaybo ka mdi ah laamaha Amniga .

Agaasime ku xigeenka Ha’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Axmed Xuseen Raage  iyo agaasimaah laanta Puntland waxay si wada jir ah u beeniyeen in wax hakad ahi aysan ku imaan shaqada hay’ada laanteeda Puntland .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdullaahi fara wayne waxa uu farxad ku tilmaamay isbadalka ballaaran ee lagu sameeyay Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda oo ah mid her federaal ah .

Waxaa lagu arkayay Gudaha xarunta hay’ada Socdaalak iyo Jinsiyada laanta Puntland dadwayne kala duwan oo qaadanaya qaybtoodana sugayso baasaboorka Soomaaliga.

Yuusuf Maxamed Maxamuud

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Next Post

Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka oo shahaado sharaf guddoonsiiyay qaar ka mid ah shaqaalaha rayidka “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka oo shahaado sharaf guddoonsiiyay qaar ka mid ah shaqaalaha rayidka “SAWIRRO”

Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka oo shahaado sharaf guddoonsiiyay qaar ka mid ah shaqaalaha rayidka "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In