Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Save the Children oo ka digtay xaaladda Abareed ee  ka jirta Geeska Afrika

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Save the Children oo ka digtay xaaladda Abareed ee  ka jirta Geeska Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adaha samafalka ee Save the Children iyo  Church ayaa beesha caalamka ugu baaqay in gargaar bini’aadantinimo oo degdeg ah la gaarsiiyo Itoobiya, Soomaaliya Kenya halkaas oo ugu yaraan 16 milyan oo qof ay halis ugu jiraan macaluul ka dhalatay abaartii ugu xumayd muddo 40 sano ah.

Sida ay sheegtay Hay’adda Save the Children in dad lagu qiyaasay 16 milyan oo qof oo ay ku jiraan carruur badan ay u baahan yihiin gargaar cunto oo degdeg ah, gaar ahaan dadka ku nool Itoobiya, Soomaaliya iyo Kenya, dalalkaasoo saddex xilli roobaad oo xiriir ah ay baaqdeen.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

6 ilaa 6.5 milyan oo ka mid ah dadkan waxay ku sugan yihiin Itoobiya, 3.5 Kenya, halka dad gaaraya 6 milyana ay ku noolyahiin Soomaaliya.

Save the Children ayaa sheegtay in haddii aan si degdeg ah wax looga qaban xaaladda ka jirta Geeska Afrika, 1.4 milyan oo carruur ah ay nafaqo darro ba’an soo wajahi karto bartamaha sanadkan.

Previous Post

Daawo: Taliska booliska oo faahfaahin ka bixiyay qaraxii caawa ka dhacay Liido

Next Post

Madaxweynaha Ukraine oo xaqiijiyay inuu Hub ka helay xulafadiisa

Next Post
Madaxweynaha Ukraine oo xaqiijiyay inuu Hub ka helay xulafadiisa

Madaxweynaha Ukraine oo xaqiijiyay inuu Hub ka helay xulafadiisa

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In